Akhriso: Natiijada Degmada Sheekh iyo Xisbiyada Sidey U Kala Horeeyaan
Sheeko:Arrimaha Amniga

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Natiijada horu-dhaca ah ee degmada Sheekh.
Natiijada guddiga ku dhawaaqeen ayeey xisbiyada Somaliland ay tira isku mid ah ka keenen.
Natiijada Degmada Sheekh .
● Ucid 3
● Kulmiye 3
●Waddani 3
Kala soco Goobjoog News Wararka natiinada doorashada .