Akhriso: Tirada Dadka Oo Aad u Korartay 200 Ee Sano Ee Ugu Dambeysay

Dunidan inta ay jirto da’ ahaan lama sheegi karo, laakin waxaa la sheegi karaa inta ku nool iyo meelaha ay kala joogaan.
200 oo sano ka hor waxaa joogtay keliya 1 billion oo dad ah, laakin wixii intaasi ka dambeysay waxaa ku korortay 6.7 billion.
Arrinta kororta tirada dadka waa welwel caalami ah, sanad walba waxaa walaac ka keena hey’adda UNDP iyo hey’ado kale.
Halkan Ka Akhriso:
1800: 1 billion
1930: 2 billion
1959: 3 billion
1974: 4 billion
1984: 5 billion
2015: 7.3 billion
2019: 7.7 billion
Dalalka ugu dad badan waa Shiinaha oo ay ku noolyihiin: 1,417,968,074, India: 1,362,588,641, Mareykanka: 328,119,462, Indonesia: 268,378,528, Brazil: 211,751,101, Pakistaan: 203,008,083, Naigeria: 198,817,143, Bangladesh: 167,345,603, Rusia: 143,922,298 iyo Mexico: 131,668,592
Goobjoog News