U bood dhigaalka

Akhriso: Wararkii Ugu Dambeyay Ee Dagaalka Ruushka Iyo Ukraine

Sheeko:Caalamka

Waxaa malintiisi lixaad galay dagalka u dhaxeeya ruushka iyo ukraine, xili  xukumada Moscow ay sheegtay in ay sii wadayso weerarkeeda ka dhanka ah dawlada madaxwayne  Zelenskyy,

Ruushka ayaa sacadihii la soo dhaafay tiro gantaallo ah ku garacay magalada labaad igu wayn Ukraine ee  Kharkiv, waxaana la xaqiijiyay  dhimashada toboneeyo ruux.

Madaxwaynaha Ukraine  Volodymyr Zelensky  ayaa ku tilmaamay werarada ruushka dambiyo dagaal oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.

Waxaa lagu soo waramayaa in duqeymo xooggan ay ka dhaceen magaalada Chernihiv ee dhacda waqooyiga dalkaasi, Ruushka ayaa dhowr jiho ka weeraraya  magaalooyinka wawayn ee dalka ukraine .

Ruushka oo cadadiis dhaqale kala kulmaya gelbeedka iyo wadamada kale ee qaradda yurub  ayaa dadkiisa ku amray in aysan adeegsan lacagaha wadamada yurub.

Akhriso wararka la xiriira 

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/136107-2/

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/cawaaqib-xumada-dagaalka-ukrain-oo-durba-laga-dareemay-ruushka/

Goobjoog News