U bood dhigaalka

Akhriso: Yaa Ku Fadhiyo Kuraasta Baladweyne Ee Doorashadooda La Shaaciyay

Sheeko:Baarlamaanka

Guddiga hirgelinta doorashadooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay 13 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Baladweyne.

Kuraasta la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah kuraasta tirsigoodu yahay HOP HOP#003, HOP#006, HOP#008, HOP#015, HOP#022, HOP#031,  HOP#032, HOP#068, HOP#074, HOP#086, HOP#109, HOP#252  iyo HOP#274.

Kuraasta la shaaciyay ayaa hadda waxaa baarlamaankii 10-aad ku matalayay dadka reer Baladweyne xildhibaanada kala ah:-

HOP#003: Waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan Sheekh Beenebeene.

HOP#006: Waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaan  Maxamed Cabdullaahi Axmed

HOP#008: Waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaan  Dr Xuseen Cabdi Cilmi

HOP#015: Waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaan  Xiis Xasan Aadan

HOP#022: Waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaan  Cismaan Maxamed Cabdi

HOP#031: Waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaan  Yuusuf Xuseen Axmed

HOP#032: Waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaan  Khaliif Cabdi Cumar

HOP#068: Waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaan  Faadumo Faarax Ibraahim

HOP#074: Waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaan  Cabdullaahi Colaad Rooble

HOP#086: Waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaan Faarax Sheekh Cabduqaadir

HOP#109: Waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaan  Cabdifitaax Qaasim Maxamuud

HOP#252: Waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaan  Cabdicasiis Saalax Carmaan

HOP#274: Waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaan  Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux.