Almaas Elman oo Lagu Dilay Muqdisho
				Sheeko:Arrimaha Amniga			
			
		Xoghayahii koowaad ee hore ee safaaradda Soomaaliya ee Kenya, kana tirsan hey’adda Elman ee Almaas Elman ayaa goordhow lagu dilay gudaha Xalane.
Ilaa hadda lama oga sababta dhabta ah laakin wararka waxaa ay sheegayaan in xabad lagu riday gaarigeeda oo ku socday gudaha Xalane.
Goobjoog News