Magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya waxaa ka socata doorashada guddoomiyaha Midowga Afrika, waxaana ku tartamaysa 4 musharax oo ka ah Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila odinga, Wasiirka Arrimaha dibedda Jamhuuriyadda Jabuuti, iyo wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Madagascar