Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa amar uu soo saaray ku joojiyey ajaaniibta Sharci la’aanta ku soo gelaysa deegaannada Puntland, wuxuuna faray dhammaan Hay’adaha maamulkiisa ee ay khuseyso in ay ka hawlgalaan fulinta amarkaas