1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka amniga XFS oo dalka Aljeeriya uga qeyb-galay meertada 42-aad ee shirka Wasiirrada amniga Jaamacadda Carabta Wasiirka Amniga Qaranka XFS Mudane Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa dalka Tuniisiya uga qeyb-galay shirka 42-aad ee Golaha wasiirrada arrimaha Gudaha iyo Amniga ee dalalka Jaamacadda Carabta.
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Deni oo bogaadiyay gurmad loogu talagalay dagaalka Daacish oo ay Puntland ka heshay Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay wafdiga ka socday Galmudug, kuwaasi taakulo iyo garab istaag u muujiyey ciidanka dagaalka kula jira kooxda Daacish.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 9 qof oo ku geeriyooday Mareykanka, ka dib duufaanno ku dhiftay gobollo dalkaas kamida Ugu yaraan 9 qof ayaa dhintay , kuwaas oo siddeed ka mid ahi ay ku sugnaayeen gobolka Kentucky, ka dib markii ay saameeyeen qaboowga daran ee xilliga jiilaalka iyo daadad ka dhashay roobab ka da’ay gobollo dhowr ah oo ku yaalla Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Shiikh oo xarigga ka jaray Isbitaal casri ah oo laga hirgeliyey magaalada Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xarigga ka jaray Hosbitaal casri ah oo laga hirgeliyey magaalada Muqdisho ayaa xusay ahmiyadda ay leedahay maalgelinta adeegyada caafimaadka oo, baahi weynna ay u qabaan dadka Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Faahfaahinno dheeraad ah oo ka baxaya Dab xooggan oo qabsaday meherado ku yaalla Suuq-bacaad Wararka laga helo Suuqa labaad ee ugu weyn Soomaaliya ee loo yaqaanno suuq-bacaad, kuna yaalla degmada Yaaqshiid ayaa sheegay in dab xooggani uu qabsaday xarumo ganacsi oo halkaas ku yaalla, kuwaas oo burbur lixaad lihi soo gaaray.
1 daqiiqo Sheeko:Aragti Dowladaha Carabta oo guul Taariikhi ah u arka in guddoomiyaha Midowga Afrika iyo ku xigeenkiisuba ay ka soo jeedaan dalalka Jaamacadda Carabta Dalalka Carabta ayaa si weyn u soo dhoweeyay in markii ugu horresay guddoomiyaha Midowga Afrika iyo Ku xigeenkiisuba ay noqdeen laba qof oo ka soo jeeda dowladaha jamacadda Carabta
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Kenya oo markii ugu horresay ka hadashay safarkii Madaxweynaha Jubbaland uu dhowaan ku tagey dalkeeda Dowladda Kenya ayaa markii ugu horresay faahfaahin ka bixisay safarkii uu madaxweynaha maamulka Jubbaland dhowaan ku tagey magaalada Nairobi ee caasimadda dalkaas.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay duqeymo lala eegtay kooxda Daacish ee gobolka Bari Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn diyaaradeed oo ay iskaashadeen ciidanka Mareykanka ee Africom lala eegtay goob ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan ururka Daacish ee gobolka Bari.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa looga hadlay kulanka madaxweyne Cali guudlaawe iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka? Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raagge.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 48 qof oo ku dhintay god dahabka laga qodo oo ku yaalla Mali Ugu yaraan 48 qof ayaa ku dhintay burburka goob dahabka laga godo oo ku taalla dalka Mali ee galbeedka Afrika, sida laga soo xigtay booliska