2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Kenya oo si weyn u kordhisay qeymaha qaadka ay Soomaaliya u soo dhoofiso iyo ismari-waa arrintaas ka taagan Beeraleyda qaadka Kenya ayaa joojisay Dhoofinta Jaadkii ay keeni jireen Soomaaliya ka dib markii ay dowladda dalkaasi ay ku dhawaaqday qiimo cusub oo lagu iibinayo dalaggaas maan-dooriyaha ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waa kuma Imaamka u doodi jirey kooxda LGBT ee lagu diley Koonfur Afrika ? Magaalada Gqeberha ee dalka Koonfur Afrika waxaa lagu toogtay Muhsin Hendricks oo ahaa imaam Koonfur Afrikaan ah, sidoo kalena ahaa caalim Islaami ah oo dhaqdhaqaaqa dadka isku jinsiga ah ee isku galmooda ee loo yaqaanno LGBT.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo marti-gelinaya shir u dhexeeya Ruushka iyo Mareykanka Dowladda Sucuudiga ayaa todobaadka soo socda marti-gelin doonta shir u dhexeeya masuuliyiin sar sare oo ka kala socda dalalka Ruushka iyo Mareykanka, kaas oo hordhac u ah kulan bishan dhammaadkeeda dhex mari doona Trump iyo Putin.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa laga filayaa guddoomiyaha cusub ee Ururka midowga Afrika? Wasiirka Arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Jabuuti danjire Maxamuud Cali Yuusuf ayaa dhowaan loo doortay xilka guddoomiyaha Midowga Afrika, ka dib tartan adag oo uu la galay murashixiin ka kala socatay dalalka Kenya, Madagascar, iyo Muritaaniya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya Jabuuti ugu hambalyaysay guushii doorashada guddoonka Midowga Afrika Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay doorashadii guddoomiyaha Midowga Afrika ee ku guulaystay Wasiirka Arrimaha dibedda Jabuuti ayaa hambalyo u dirtay dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti.
1 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA Waa kuma guddoomiyaha cusub ee Ururka midowga Afrika? Maxamuud Cali Yuusuf oo ahaa murashaxa dowladda Jabuuti ee guddoomiyaha Midowga Afrika ayaa dhowaan ku guulaystay xilkaas, ka dib markii uu ka adkaaday Raila odinga oo mar soo noqday Ra’iisul Wasaaraha dalka Kenya.
1 daqiiqo Sheeko:War Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada guddoonka Midowga Afrika Magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka caasimadda dalka Itoobiya waxaa ka socata doorashada guddoomiyaha Midowga Afrika, oo ay hadda isugu soo hareen ra’iisul wasaarihii hore ee Kenya Raila odinga iyo wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Jabuuti.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha JFS oo ka qeyb-galay Meertada 38-aad ee Shir-madaxeedka Midowga Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 38-aad ee shirka Madaxda Dowladaha iyo Hoggaamiyeyaasha dalalka Midowga Afrika, oo ka socda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay ku-simaha danjiraha Itoobiya Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Kusimaha Safiirka Safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya Ketema Haile Minuta.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ciidanka cirka oo maanta u dabaaldegaya 65 sano guuradii ka soo wareegtay aas-aaskooda Ciidanka cirka Soomaaliyeed oo kamid ah qeybaha uu ka koobanyahay xooggga dalku ayaa maanta u dabaaldegaya 65 sano guuradii ka soo wareegtay 15-kii Feebaraayo 1960-kii.