Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa lix bilood oo xarig ah ku ridday Cabdifitaax Yuusuf Xersi Cagaweyne, ayaa lagu eedeeyey inuu garsoor u doontay maxkamad ay leeyihiin Al-shabaab oo ku taalla deegaanka Gendershe ee gobolka Shabeellaha hoose, taas oo uu ka dacweeyey Afar qof oo uu deyn ku lahaa