1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Suudaan oo la filayo inay yeelato dowlad Cusub dawlad cusub ayaa la filayaa in laga dhiso Suudaan ah dib markii militarigu ay si buuxda u wada qabsadaan magaala madaxda Khartoum, ilo-wareedyo milateri ay u sheegeen wakaaladda wararka ee Reuters.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Galmudug oo dhisaysa matxaf Casri ah Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa dhagax dhigey dhismaha Matxaf casri ah oo laga hirgelinayo magaala-madaxda Dhuusamareeb
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo ka digtay in xubno Daacish ah oo dagaalka gobolka Bari ka cararayaahi u ku fidayaan gobollada kale ee dalka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in ay kooxda Daacish ay ku fidayaan gobollada koonfureed ee dalka iyo deegaannada Soomaaliland, ayagoo ka baxsanaya dagaalka culus ee ka socda buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo si cad u sheegay inuu la wareegayo marinka Qasa Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa si cad u sheegay inay ka go’antahay inuu la wareego oo iibsado marinka Qasa, islamarkaana uu haddii laga maarmi waayo qeybo kamid ah siin doono dalalka gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Shiikh oo Isbitaallada ku booqday askar ku soo dhaawacantahay dagaalka Alshabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xaaladda caafimaad ee dhaawacyada Ciidamada Qaranka iyo kuwa Macawisleyda ee ku jira Isbitaalkq Xoogga dalka iyo qaar kamid ah isbitaallada kale ee magaalada Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tiradii ugu dambeysay ee dadkii ku dhintay dagaalka marinka Qasa oo la shaaciyay Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza ayaa shaacisay Tiradii ugu dambeysay ee dadkii ku dhintay intii uu socday dagaalka marinka Qasa, waxaana muuqata in khasaaraha dhimashadu uu aad u korordhay bilihii la soo dhaafay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taliyihii fallaagada RSF ee dalka Suudaan oo la la’yahay iyo howshiisii oo nin kale hayo Wargayska Wall Street Journal ee ka soo baxa dalka Mareykanka ayaa sheegay in Taliyaha Taageerada Degdegga ah ee dalka Suudaan Mohamed Hamdan Dagalo aanu muddo bil ah goob fagaare ah ka soo muuqan, taas oo keentay in shaki laga muujiyo bedqabkiisa iyo halka uu ku suganyahay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal beeleed ka socda degmada Luuq Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in uu halkaas uu ka socdo dagaal u dhexeeya labada meleeshiya beeleed, waxaana hawada ka maqan isgaarsiintii deegaankaas, sida ay sheegeen ila xog-ogaal ah oo ku sugan gobolku.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar oo marti-gelinaysa shir degdeg ah oo ku saabsan xaaladda falastiin Dowladda Masar ayaa sheegtay inay marti-gelin doonto shir degdeg ah oo ay isugu imaan doonaan madaxda dalalka Carbtu ,kaas oo looga hadlayo xaaladda dowladda falastiin iyo tillaabooyinkii ugu dambeeyay ee ay qaadeen Mareykanka iyo Israa’iil.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Maxay ka wada-hadleen guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo danjiraha Talyaanigu ? Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaallya Danjire Pier Mario Docco Coppi.