Taliyaha ciidanka militariga dowladda Turkiga, S/Guud Metin Gurak, ayaa soo gaaray magaala madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana soo dhoweyn heer sare ah u sameeyay saraakiisha ugu saraysa ciidamada qalabka sida iyo mas’uuliyiin ka tirsan safaaradda Turkiga