Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay inay billaabeen diiwaangelinta urrrada siyaasadda, ayadoo sheegay in hadda diiwaangashanyihiin ilaa 110 urur, kuwa kalena taniyo bisha March ay haystaan fursad is diiwaangelin.