1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ku yeeshay shir ku saabsan fududaynta Arrimaha ganacsiga Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee ay yeeshaan Guddiga Fududeynta Arrimaha Ganacsiga Soomaaliya (NTFC) oo ka kooban 18 xubnood oo isugu jira Wasaarado iyo Hey’addo Dowladdeed.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay ka wada-hadleen wasiirrada arrimaha dibedda Soomaaliya, Masar iyo Eritrea? Wasiirka arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa ka qayb-galay shirkii labaad ee Guddiga Saddex-geesoodka ah ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Masar, iyo Eritrea, oo ka dhacay magaalada Qaahira.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Itoobiya oo war ka soo saartay socdaalka Madaxweyne Xasan Shiikh ee dalkaas War saxaafadeed ay dowladda Itoobiya ka soo saartay safarka madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ee dalkaas ayaa lagu yiri
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaaray Addis Ababa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo ay si weyn ugu soo dhoweeyeen madaxda dalkaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo cuna-qabataynno cusub ku soo rogaya Ruushka Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu Ruushka ku soo rogayo cunaqabateyn ballaaran oo lagu tilmaamay kuwii ugu darnaa, islamarkaana ka dhan ah waaxda tamarta ee Ruushka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Laba wiil oo hooyadeed ku diley gobolka Togdheer Wararka ka imaanaya deegaanka Habeedlay oo ka tirsan gobolka Togdheer ayaa sheegay in laba wiil oo walaalo ahi ay halkaas hooyadeed oo waayeel ahayd si arxan-darro ah ugu dileen.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Puntland iyo Galmudug oo xal ka gaaray colaad maalmihii la soo dhaafay ka taagnayd gobolka Mudug Shir ay ka qeyb-galeen mas’uuliyiin ka socata dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland oo Gaalkacyo ka furmay 5-tii bishan, islamarkaana looga arrinsanayay sidii xal kama danbays ah looga gaari lahaa colaadda soo noqnoqotey ee u dhaxaysay laba beelood oo galbeed Mudug wada dega ayaa laga soo saaray qodobo heshiis ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Lubnaan oo yeetay madaxweyne cusub Taliyaha ciidamada Lubnaan Joseph Aoun ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee dalkaasi ka dib doorasho baarlamaani ah oo 128 mudane ay codbixiyaal ka ahaayeen.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Kalluumeysato Soomaaliyeed oo muddo la la’aa ka dib laga helay xeebaha dalalka Singapore, Maldeves, iyo Srilanka Kalluumeysato Soomaali ah oo muddo badda lagu la’aa ayaa ugu dambeyn laga helay xeebaha dalalka Singapore, Maldeves iyo Sri Lanka, ka dib markii doomihii ay saarnaayeen cilladi ku timid, baddana maalmo dul sabaynayeen.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa looga hadlay kulanka agaasimaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda iyo danjiraha Mareykanka ? Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya mudane Mustaf Dhuxulow oo ay wehliyaan Agaasime Waaxeedyada Hay’adda ayaa kulan la qaatay safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya danjire Richard H. Riley.