1 daqiiqo Sheeko:War Maxaa looga hadlay kulanka Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed iyo danjiraha Talyaaniga ? Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya danjire Pier Mario Dacco Coppi
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa laga ogyahay geerida xaaskii fannaanka Dayax Dalnuurshe ? Allaha u naxariistee waxaa saacado ka hor magaalada Muqdisho ku geeriyootay Farxiyo ( The boss lady) oo ahayd gabar baraha bulshada caan ka ah, sidoo kalena ahayd xaaskiisa fannaanka Dayax Dalnuurshe.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump oo qorshaynaya inuu xoog ku qabsado meelo ka baxsan dhulka Mareykanka Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa laga cabsi qabaa inuu awood ciidan u adeegsado qabsashada kanaalka Panama iyo jasiiradda Greenland ee hoostagga boqortooyada Denmark.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo dadaal xooggan gelinaysa hormarinta beeraha iyo waxsoo-saarkooda Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan ku dhawaaqay mashruuc lagu hormarinayo hannaanka waxsoo-saarka beeraha dalka, ayadoo tiro gaadiidka cagaf cagafta loo yaqaanno u qeybisay dowlad goboleedyada dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay dhulgariir ka dhacay dalka shiinaha Tirada dhimashada ka dhalatay dhulgariir ka dhacay magaalada Tibet re galbeedka dalka shiinaha, waxayna mas’uuliyiinta maxalliga ahi ku foogan samata-bixinta iyo gurmadka dadkii waxyeelladu gaartay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku dhowaad 10 qof oo lagu diley dagaal culus oo ka dhacay dalka Mali Ugu yaraan sideed qof oo rayid ah ayaa lagu dilay bartamaha dalka Maali, sida ay sheegeen ilo-wareedyo kala duwan, waxaana ciidamada Mali iyo kooxda Wagner ee Ruushka lagu dambeeyay weerarka dadkaasi ay ku dhibteen.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 10 xubnood oo ka tirsan Alshabaab lagu diley howlgal ka dhacay Jubbada Hoose Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal oo ay wadajir isaga kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Ciidamada Cirka ee Mareykanka oo ka dhacay deegaanka Beerxaani oo qiyaastii 35 KM u jira magaalada Kismaayo, dhanka waqooyi galbeedna ka xiga lagu diley dagaallamayaal badan oo ka tirsanaa kooxda Al-shabaab.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Askartii dhowaan lagu diley deegaanka Ceelbaraf oo aas qaran loo sameeyay Askartii ka tirsanayd ciidanka xoogga dalka ee dhowaan si arxan-darrada ah loogu laayay deegaanka Ceelbaraf ayaa aas qaran oo aad u ballaaran loogu sameeyay magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana ka qeyb-galay mas’uuliyiin iyo waxgarad kala duwan
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Qaar kamida culumada Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray colaadaha meelo dalka kamida ka socda Qaar kamid ah oo culamada Soomaaliyeed ayaa baaq nabadeed ka soo saaray dagaal beeleedyada meelo dalka kamid ah ka jira, ayagoo sheegay in cuquubooyin iyo cirib-xumo laga dhaxlo daadinta dhiigga dadka muslimka ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo sheegay inuu si adag uga hortagayo in Jarmalku uu xubin buuxda ka noqda golaha ammaanka Qaramada Midoobay Wakiilka Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa sheegay in xukuumadda Moscow ay si cad u diiday damaca Jarmalku ku doonayo in uu xubin rasmi ah ka noqda golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.