Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ku xegeenkiisa iyo madaxda dowlad gobololeedyada Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed, iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.