1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo kulan la yeeshay safiirka dalka Ingiriiska Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kulan kula qaatay safiirka Dowladda ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis.