Saacado ka hor waxaa magaalada Nairobi lagu soo gabagabeeyay shir laba maalmood socday oo ay yeesheen mas’uuliyiin sare oo ka kala socday Puntland iyo Somaliland, kaas oo lagu gaaray is-afgarad taabanaya amniga, nabadda, ganacsiga, iskaashiga,iyo wada-shaqeynta bulshada.