1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Mas Laba Gabdhood oo Walaalo ah oo ku Dilay Deegaan ka tirsan gobolka Galgaduud Waraka ka imaanaya deegaanka Shinbiraale oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya inay xalay saqdii dhexe uu mas laba gabdhood oo walaalo ah ku diley halkaas.…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wada-tashi ah la qaatay hoggaanka ururrada siyaasadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan wadatashi ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadeed ee isu diiwaangeliyey doorashada, kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanaya geeddi-socodka dimuqraadiyeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay si loo xakameyn karo hubka sharci-darrada ah Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay sida loo xakameyn karo hubka sharci-darrada ah, gaar ahaan midka gacanta ugu jira dadweynaha iyo kooxaha aan dowliga ahayn. La-taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxaa laga ogyahay xogta gabadha Soomaaliyeed ee lagu diley London? Booliiska Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa faahfaahin ka bixiyay kiiska haweeney Soomaali ah oo lagu dilay toorrey, ayadoo falkaasi uu ka dhacday xaafadda Croydon. Gabadhan oo lagu magacaabi jirey…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay Nairobi u noqatay gabbaadka siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Soomaalida Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, waxay dhawr iyo tobankii sano ee la soo dhaafay noqotay gabbaad muhiim ah oo ay siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya shirarkooda, dhaqdhaqaaqyadooda siyaasadeed iyo is baheysiyadooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa looga hadlay Kulanka Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka ? Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka Soomaaliya oo maalmahan dhaqdhaaqyo siyaasadeed ka wada magaalada Muqdisho ayaa kulan muhiim ah la yeeshay wakiillada beesha caalamka ee ka howlgala dalka. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Suudaan oo Kala Diray Xukuumaddii KMG ahayd Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Suudaan, Kaamil Idiris, ayaa kala diray xukuumaddii ku-meel-gaarka ahayd ee dalkaasi, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka dowladda ee SUNA. Go’aankan ayaa yimid xilli dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay duqeymo Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Bari Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saartay duqeymo uu howlgalka AFRICOM ee ciidanka Mareykanku ka fuliyay gobolka Bari 31-kii bishii may. War saxaafadeedka ay dowladdu soo saartay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Murashixiinta Mucaaradka ah oo ku baaqay in la dagaallanka kooxaha Alshabaab iyo Daacish meel looga soo wada jeesto Siyaasiyiinta mucaaradka ah, gaar ahaan musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya oo maalmahan ku shirsanaa magaalada Muqdisho ayaa war saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay garab taaganyihiin ciidanka qalabka sida iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo sheegay in Muqdisho ay wajahayso maamul xumadii ugu darnayd Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ka hadlay gunaanadka shir weyne maalmahan caasimadda uga socday siyaasiyiin mucaaradka ah ayaa sheegay in Muqdisho ay la daalaa-dhacayso dhibaatooyin…