2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaad ka ogtahay heerarkii ay soo martay sameynta kaarka aqoonsiga qaranku ? Soomaaliya waxa ay 35-kii sano ee u dambeeyay haystay aqoonsi la’aan keentay dhibaatooyin maamul, dhaqaale, siyaasadeed, iyo kuwo amni oo caqabad ku noqdey dowladnimada iyo horumarka. Sidaas darteed dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgallo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay shabeellada dhexe Sida lagu sheegay war saxaafadeed ay soo saartay dowladdu Ciidanka xoogga dalka ayaa hawlgal si weyn loo qorsheeyay oo ay ku fuliyeen gobolka Shabeellaha Dhexe waxay ku beegsadeen xubno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Iran ka dalbaday wada-hadal dublumaasiyadeed Madaxweyne Donald Trump, ayaa warqad uu u diray hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei, asagoo ka dalbaday wada xaajoodka heshiis cusub oo ku saabsan Nukliyeerka ah dalkaasi sameysanayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxaa looga hadlay kulanka madaxweyne Xasan Sheekh uu la qaaday madaxda Hirshabeelle iyo saraakiisha Ciidanka? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku hoyanaya jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ayaa kulan kula qaatay magaalada Moqokori Hoggaanka Hirshabeelle iyo saraakiisha…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray furimaha dagaalka ee degmada Aadan Yabaal Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan Degmada Aadan Yabaal oo uu ka hoggaaminayo hawlgallada ka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay furimaha dagaalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u ambabaxay jiidaha hore ee dagaalka Alshabaab, si uu garab-istaag ugu muujiyo mujaahidiinta Ciidamada Qalabka Sida iyo halgameyaasha dadka deegaanka. Inta…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Faahfaahinno dheeraad ah oo laga helayo dagaalka ciidanka dowladda iyo Alshabaab ku dhex maray gobolka shabeellada dhexe Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka Guullane ayaa weerar ku qaaday xubno Kooxda Alshabaab oo ku sugnaa aagga deegaanka Laba-garas ee gobolka Shabeellaha Dhexe, saraakiisha Ciidanka, ay xaqiijiyeen saraakiisha ciidanku.…
1 daqiiqo Sheeko:War Mid kamid ah Maxaabiistii kooxda Daacish oo ku geeriyooday Xabsiga boosaaso Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in Cabdiraxmaan Shirwac Laahoor oo horay uga tirsanaa kooxda Daacish, balse dhowaan isku soo dhiibay Ciidanka Puntland uu xabsiga ku geeriyoodey. ninkan geeridiisa…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Turkiga oo magaalada Muqdisho ka soo dejiyay diyaarado casri ah oo ka qeyb-galaya dagaalka Alshabaab Turkiga oo magaalada Muqdisho ka soo dejiyay diyaarado casri ah oo ka qeyb-galaya dagaalka Alshabaab Dowladda Turkiga ayaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ka soo dejisay diyaarado casri ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dadka ku dhintay duqeymaha Israa’iil ay saaka ka fulisay Qasa oo 356 qof Khasaaraha dhimashada duqeymaha Israa’iil ay xalay dib uga billowday marinka Qasa ayaa sii kordhaya, waxayna wararkii ugu dambeeyay xaqiijiyeen in geeridu ay hadda kor u dhaaftay 356 qof, halka dhaawacyaduna…