1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Maamulka Puntland Oo Isugu Yimid Kulan Looga hadlayay Amaanka (War-saxaafadeed) Golaha wasiirada ee maamulka Puntland ayaa maanta kulan looga hadlayay amaanka waxa ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal, halkaasi oo qodobo laga soo saaray. Kulanka maanta waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faarax Qare “34 Bulaacadood Ayaa Ku Qulquleysa Badda, Waana Wasaqoowdey” Agaasimaha hey’adda cilmi-baarista badda Admiral Faarax Qare oo maanta hadal ka jeediyey munaasabad loogu dabaaldagayay sanad guuradii koowaad ee kasoo wareegtey markii la asaasay hey’adda cilmi-baarista badda ayaa ka deyriyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Caabudwaaq Oo Rajo Ka Muujiyay In Degmadaasi Ku Soo Laaban Dagaalada Sokeeye (Dhageyso) Maamulka degmada Caabudwaaq ee gobalka Gal-gaduud ayaa rajo ka muujiyay in mar kale aanay degmadaasi iyo nawaaxigeeda dib ugu soo laaban dagaallo u dhaxeeya dadka wada dega halkaasi. Gudoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo Maanta Soo Magacaabaya Wasiirada Maamulkiisa (Dhageyso) Waxaa la filayaa in saacadaha soo aadan madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu soo magacaabo wasiirada maamulkiisa, iyadoo warbaahinta looga yeeray Xarunta Madaxtooyada maamulkaasi ee Baydhaba. Wariyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Cusub Ee Degmada Jowhar Oo Amar Dul Dhigay Shacabka Ku Dhaqan Degmadaasi (Dhageyso) Maamulka cusub degmada Jowhar ee Xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa amar dul dhigay dhamaan shacabka ku dhaqan degmadaasi. Gudoomiyaha dhawaan degmadaasi loo magacaabay Maxamed Cali Muudeey ayaa ku amray dhamaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Dumar Ku Leysey Tiyeegloow oo Wali La Baadi Goobayo Guddoomiyaha degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool Maxamed Cabdulle Xasan ayaa sheegey in wali ay raadinayaan 2 ka mid ah rag 4 ahaa oo todobaadyo ka hor degmadaasi ka geystey fal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Baladweyne Qaarkood Oo Aragti Kala Duwan Ka Dhiibtay Magacaabista Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid (Dhageyso) Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa aragti kala duwan ka dhiibtay magacaabista Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali. Dadkaan qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo Oo Gaaray Magaalada Kismaayo Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada Hoose. Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo waxaa caga dhigatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm, Waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Maxmed Cabdi Xuseen iyo Hanad Cali Guuleed. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan Kismaayo Iyo Wasiiro Halkaasi Kaga Sii hormaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la filayaa in uu gaaro magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, iyadoo sidoo kale saaka halkaasi ay gaareen xubno ka mid ah…