Siyaasi Cabdulaahi Sheekh Xasan oo madaxda dowladda ugu baaqay in deg deg ay ku xaliyaan khilaaka dhexdooda ah (Dhageyso) Sheeko:Dalka Siyaasi Abdullahi Sheikh Hassan ayaa ku sheegay war uu bixiyay maanta oo Isniin ah, in Golaha baarlamanka Soomaaliya looga baahan yahay si deg deg ah inay u xaliyaan qilaafka u… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Ex-control Afgooye (Dhageyso) Waxaa goor dhaw shil gaari oo sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta ka dhacay Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho, kadib gaari xamuul ah uu ku fariin goostay goob maqaayad…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Xaqdhowrka Madaxbannaanida Soomaaliya waa lama taabtaan” (War-saxaafadeed) Aniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaan qirayaa dhammaan inta wakhti muhiim ah iyo hanti badan gelisay in ay Soomaaliya ku caawinto in ay gaarto guulaha muhiimka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gubinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihinaaya wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Abshiroow "Dadka Soomaaliyeed wey ka badanyihiin 12 milyan iyo bar" (Dhageyso) Xildhibaan Cadbulaahi Cumar Abshir oo ah xoghayaha Gudiga Adeega bulshada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa sheegay in dhawaan tirakoobkii ay soo saartay Haydda UNFPA ee ku aadan dadka Soomaaliyeed aanu ahayn mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Halis ka dhalan karta fatahaada Wabiga Shabelle oo laga digay (Dhageyso) Gudiga Maareynta Musiibooyinka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in hadii aan wax laga qaban fatahaada wabiga ay keeni karto in qatar ay gasho nolosho dad badan oo ku nool Degaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Baaley: Waan soo dhaweynay shirka ka socda Baydhaba (Dhageyso) Gudoomiyaha gudiga dib u heshiisiinta Maamulka KMG Jubba Cabdi Baaley ayaa sheegay ay soo dhawaynayaan shirka Maamulka sadaxda Gobol loogu samaynayo Gobolada Baay, Bakool iyo Shabelaha Hoose. Gudoomiyaha ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rajo laga muujiyay xalinta xiisad ka jirta degmada Caabudwaaq (Dhageyso) Maamulka degmada Caabudwaaq ee gobalka Gal-gaduud ayaa sheegay in rajo wanaagsan ay ka qabaan xalinta xiisad dhawaan ka taagneed degmadaasi, taa oo u dhaxeysay beelo walaalo ah oo halkaasi wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abuur loo qeybiyay qaar ka mid ah Beeralayda gobalka Shabeelaha Hoose (Dhageyso) Wasaarada Beeraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Degaanada Gobolka Shabeelaha Hoose ka bilowday qaybinta miraha abuurka oo ay aad ugu baahnaayeen dadka halkaasi ku nool. U qaybsanaha Wasaaradaasi Degmada Afgooye Cabduqaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Sheegay in wax hakad ah aanu geli doonin shirka ka socda Baydhaba (Dhageyso) Xildhibaan Yacquub Cali Maxamed oo ka mid ah Barlamaanka Dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin sabab keeni karta in ergada Baydhabo ku shiraya ee dhisaya Maamulka sadaxda Gobol u…