1 daqiiqo Sheeko:War Golaha ammaanka oo cambaareeyay sharci ay meel marisay xukuumadda Soomaaliya Golaha ammaanka qaramada midoobay ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku dhiira galiyay in si qaldan loo isticmaalo sharciga ka hor taga waxa reer galbeedka ugu yeeraan argagaxisada oo golaha wasiirada xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo u ambaxay Spain Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Raxmaan Ducaale Bayle maanta ka ambabaxay groonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho isagoo ku wajahan Magalada Madrid ee caasimada dalka Spain. Wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:War Xaflad sagootin ah oo Muqdisho loogu sameeyay danjirihii Turkiga ee Soomaaliya (Sawirro) Munaasabad lagu sagootinayay safiirkii dalka Turkiga ee Soomaaliya Cemalettin Kani Torun oo ay ka soo qeyb galeen madax ka kala socota jaamacadaha dalka ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdishu. Daahir…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka ammaanka qaranka Khaliif Axmed Ereg oo maanta la wareegay xilka Wasiirka ammaanka qaranka oo maanta xilkaas kala wareegay wasiirka gaashaandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya oo si KMG ah u hayay wasaaradaasi ayaa ballan qaaday in aysan dhici doonin si fudud in…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ciidamo gaar ah u diyaariyay ammaanka Cadaado Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in degmada Cadaado ay ka howl gali doonaan ciidamo si gaar ah u ilaaliya ammaanka degmadaasi. Wasiirka maamulkaasi u qaabilsan arrimaha ammaanka Maxamed Daahir…
1 daqiiqo Sheeko:War Meydka wiil dhalinyaro ah oo saaka lagu arkay Beledweyne Maydka wiil dhalinyara ah ayaa saaka lagu arkay xaafad ka mid ah magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan. Wiilkan ayaa lagu arkay xaafada Xaawo Taako ee magaalada Beledwayne, waxaana la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanad sheegtay in guddi dhexdhexaadin ah loo dirayo dagaallada Deefow Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya kana soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa sheegay in guddi dhex dhaxaadin ah ay u saareen joojinta dagaallada ka dhacaya deegaanada galbeedka magaalada Beledwayne. Xildhibaan…
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo safiirkeeda u fadhiya Marekanka u magacawday Cumar C/rashiid Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka,Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa noqonaya safiirka dowladda Soomaaliya u fadhisanaya dalka Marekanka,sida ay baahiyen qar ka mid ah warbaahinta. Warkan ayaa waxaa lugu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Moos laga Dhoofiyay Dekeda Muqdisho Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in beeralay Soomaaliyeed ay mooskii ugu badnaa muddo 10 sanno ah ka dhoofiyeen dekeda Muqdisho, iyagoo u dhoofiyay dalalka Kuwait iyo Imaraadka. Wasiirka Beeraha ee dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidan ka tirsan AMISOM oo la geynayo deegaanka Deefow Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha AMISOM ayaa Kulan ay maanta magaalada Beledweyne ku yeesheen isku afgartay in ciidanka Midowga Afrika la geeyo deegaankii shalay uu ka dhacay dagaal u…