1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada dowlada iyo Amisom oo howl-gallo ka sameeyey casimadda Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo kaashanaaya Amisom, ayaa waxay xalay howl-gal ballaaran ka sameeyeen Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Sidoo kale hawlgalka wuxuu sameeyay halka ay iska gallaan Degmooyinka Wadajir iyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wasiirada oo isku raacay in Wasaaradda Arrimaha Dibadu go’aan ka gaarto cida qaadanaysa Baasaboorka diblomaasiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ah ee Golaha Wasiirada, waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka maaliyadda dalka oo booqasho ku jooga Kismaayo Waxaa galinkii danbe ee shalay gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose wasiirka maaliyadda xukuumadda faderaalka ah ee Soomaaliya mudane Xuseen Cabdi Xalane iyo mas’uuliyin kale oo dowladda ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Dad ku tabaleysan degmada Hodan oo la gaarsiiyay raashin afur ah Dadka tabaalaysan oo ku dhaqan degmada Hodan ayaa maalintii 12-naad ee bisha Barakaysan ee Ramadaan ka faa’iidaystay raashin afurin ah oo ay bixinayso Bisha Cas ee Dowladda Imaaradka Carabta ,oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Waxaa soo baxaya warar ku saabsan in baarlamaanka Kenya uu dhawaan ka doodi doono in ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya ay kasoo baxaan halkaas iyo in kale. Mudane ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka oo ka hadlay is qabqabsiga ka jira garsoorka Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xilligan aan loo baahnayn is qab-qabsiga dhinaca hay’adaha garsoorka. Guddoomiyaha maxkamadaasi Caydiid Ilka Xanaf ayaa sheegay in dalka waqtigan uu…
1 daqiiqo Sheeko:War Rag hubeysan oo maanta abuukaate ku dilay degmada Dharkiinleey ee magaalada Muqdisho Rag ku hubaysan bistoolado ayaa saaka degmada Dharkiinleey ee magaalada Muqdisho ku dilay nin qareen ahaa. Wararka ayaa intaa ku daraya in raga dilka geystay ay ahaayeen labo nin oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Sheekh oo agaasime cusub u magacaabay Villa Soomaaliya War naga soo gaaray madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya uu xilka ka qaaday agaasimihii hore ee madaxtooyada Thaabit Axmed. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:War Xarakada Al-shabaab oo war ka soo saartay weerarkii xalay lagu qaaday madaxtooyada Soomaaliya Xarakada Al-shabaab ayaa ka hadashay weerarkii xalay lagu qaaday madaxtooyada Soomaaliya, kaasoo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkaas oo sababay dhimashada afar qof. Afhayeenka xarakada Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisal wasaare Cabdi weli oo xilalka ka qaaday taliyaasha laamaha ammaanka Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa xilalkii ka qaaday taliyayaasha ciidamada booliiska iyo nabad sugidda una magacaabay taliyayaal cusub. Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dad waynaha…