1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha SIMAD oo ku guuleysatay tartan loogu dabaal dagayay sanadguuradii 2-aad ee Goobjoog FM [huge_it_slider id=”23″] Ciyaar loogu dabaaldagayay sanadguuradii labaad ee kasoo wareegatay aas aaska Goobjoog FM ayaa shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho waxa ayna ciyaartaas dhax martay Wariyaasha Goobjoog FM iyo Macalimiinta…
5 daqiiqo Sheeko:War Wax qabdka Goobjoog FM iyo hiigsigeeda xilli maanta ay labo jirsatay Maalin sabti ah 14kii july 2012 waa markii ay hawada kusoo biirtay Goobgjoog FM oo ka mid noqotay idaacadah madaxa bananaan ee ka holwl gala Muqdisho hadafka aasaaska idaacada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Cirfo oo ku baaqay joojinta dagaallo ka soo cusboonaaday gobolka Galgaduud Guddoomiyaha maamulka gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaal beeleedka dib uga soo cusboonaaday gobolkaasi. Xuseen Cali Weheliye Cirfo oo warbaahinta la hadlay ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Germany oo markiisii afaraad ku guuleystay koobka Aduunka +Sawiro Xulka dalka Germany ayaa xalay ku guuleystay koobka Aduunka kadib markii ay ciyaar lays ku rafaaday ay la ciyaareen xulka dalka Argentina. Labada xul ayaa waxa ay sameeyeen fursado goolal…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macallin Soomaaliyeed oo markii ugu horeysay casharro ka bixinaya Tababarka Garsooreyaasha FIFA Waa talaabo weyn oo taariikhi ah in markii ugu horeysay mid ka mida macalimiinta garsooreyaasha kubada Cagta Soomaaliya Cali Maxamed Axmed (Cali Saciid) uu macalin ka noqon doono tababar heer…
1 daqiiqo Sheeko:War Tababar Muqdiho looga furay guddoomiyaasha degmooyinka Banaadir Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Mudane Cabdullaahi Goodax Barre oo uu wehliyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa maanta siminaar lagu baranayo maamulka,…
1 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda Soomaaliya oo baaq u dirtay dhalinyarada gobolka Banaadir Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa dhalinyarada gobolka Banaadir ugu yeertay inay ka qeyb qaataan ka hortagga tacadiyada loo geysto haweenka. Wasiirka wasaaradaasi Khadiijo Maxamed Diiriye…
1 daqiiqo Sheeko:War Xoolo dhaqato aano qabiil loogu dilay duleedka Dhuusa-mareeb Labo nin oo xoolo dhaqato ah ayaa maanta aano qabiil loogu dilay duleedka dagmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Dilkan ayaa ka dhacay deegaanka “Dhaban Dhul ku heys” oo ilaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Danyar raashin afur ah loogu qeybiyay degmada Hodan Dad tabaalaysan oo ku dhaqan degmada Hodan ayaa manta ka faa’iidaystay raashin afurin ah oo ay bixinayso bisha Cas ee dowladda Imaaradka Carabta oo loogu tala galay dadka aadka dhaqaalahoodu…
1 daqiiqo Sheeko:War Qaar ka tirsan xafiisyada Dahabshiil ee Jubbada dhexe oo la xiray Waxaa gebi ahaan albaabada la isugu laabay xafiisyada shirkadda xawaaladda Dahabshiil ay ku leedahay qaar ka tirsan degmooyin hoos yimaada gobolka Jubbada dhexe, kadib markii lagu war galiyay amar ka…