SOSHENSA "Madaxda dowladda ha xaliyaan khilaafkooda" (Dhageyso) Sheeko:Dalka Dalada Ururada Bulshada Rayidka ee SOSHENSA ayaa ugu baaqday Madaxda Dowlada Soomaaliya, in ay ka gudbaan khilaaf ku salaysan dan shaqsiyadeed oo ay fiiriyaan danaha Umadda Soomaaliyeed oo dhibaatooyin badan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya oo shaqo joojin ku sameeyay 21 Garsoore (Dhageysi iyo Digreeto) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shaqo joojin ka sameeyay 21 garsoore oo ka howlgalayey maxkamadaha kala duwan ee dalka. Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Sawiro gaar ah oo aynu kasoo qaadnay safarkii ay Muqdisho ku yimaadeen Ban Ki-moon iyo madaxa bangiga aduunka Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon iyo madaxa bangiga aduunka Jim Yong Kim kuwaa oo si aad ah loo soo dhaweeyay. Waxa ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Sababaha uu Muqdisho u yimid Ban Ki-Moon (War-saxaafadeed) Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, iyo Madaxweynaha Kooxda Bangiga Adduunka, Jim Yong Kim, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay taageero ugu ballanqaadaan kalaguurka Soomaaliya iyo dadaalka loogu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’ad samafal oo biyo dhaamin ka wada gobalka Gedo (Dhageysi iyo Sawiro) Hay’adda samafalka ah ee SADO ayaa deegaano badan oo ka mid ah gobalka Gedo waxay ka wadaa howlo biyo dhaamin ah, xilli deegaano gobalkaasi ka mid ah ay biyo la’aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG:- Ban Ki- Moon oo goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa goordhaw kasoo degay garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho, waxaana la socda saraakiil ka mid ah Qaramada Midoobay. Wariyaheena Maxamuud Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Madaxa Bangiga aduunka oo Muqdisho soo gaaray Wararka haatan naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in halkaasi uu soo gaaray madaxa Bangiga aduunka Jim Yong Kim iyo xubno la socda. Wariyaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihin doona C/weli Jaamac Barre iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Barnaamijkeena inta uu soconayo waxaad maqli doontaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qurbajoog ku sugan Muqdisho oo cabasho ka muujiyay ciidamo ka mid ah Booliiska (Dhageyso) Xubno ka mid ah QurbaJoogta Soomaalida ee Dalka u yimid dib u dhiska Guryo ay ku leeyihiinn Magaalada Muqdisho, ayaa cabasho ka muujinaya in Ciidamo ay dageyn wadooyinkii ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadayaal gaadiid oo amni darri awgeyd la shaqeyn la (Dhageyso) Wadayaasha gaadiidka ee ka shaqeeya deegaanada hoos taga degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in amni xumi ay ka jirto deegaano badan, waxaana ay sheegeyn in halis ay…