Odayaal iyo siyaasiin baaq deg deg ah ka diray dagaalka Deefoow ee gobalka Hiiraan (Dhageyso) Sheeko:Dalka Odayaal dhaqameed iyo siyaasiin ku shiray magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa baaq deg deg ah waxa ay ka direen dagaalada kasoo cusboonaaday deegaanka Deedfoow ee gobalka Hiiraan. Waxa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudiga Abaaraha Gedo oo xaalad adag kasoo sheegay deegaano badan (Dhageyso) Gudiga Abaaraha gobalka Gedo ayaa sheegay in in ay kasii darayso xaaladda ay ku nool yihiin dad badan oo ku dhaqan deegaano ka mid ah gobalka Gedo, ayna jirto xaalad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan ku saabsan is dhex galka Bulshada oo Gaalkacyo lagu qabtay (Dhageyso) Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa lagu qabtay kulan balaaran, kaa oo ku aadan is dhexgalka bulshada ku nool deegaanada ay ka arimiyaan maamulada Ximan iyo Xeeb iyo Gal-mudug State.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaliif Axmed Ereg “Waxaan diyaarinay qorshe amniga wax looga qabanayo” (Dhageyso) Wasiirka Wasaaradda Amniga Qaranka xukuumada Soomaaliya Khaliif Axmed Ereg, ayaa sheegay in ay diyaariyeen qorshe ay ku doonayaan inay wax kaga qabtaan amaanka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Dalxa oo faah faahiyay shir caalami ah oo ka socda Switzerland (Dhageyso) Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanaayasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay shir caalami ah oo ka socda Switzerland kaa oo xildhibaanka uu ka qeyb galayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeylo dhaan laga soo saaray qoysas ku dhibaateysan Caabudwaaq Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa ku baaqay in gargaar bina’aadannimo oo deg deg ah la soo gaarsiiyo dadka ku dhibaateysan gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhinaca arrimaha bulshada ee maamulka degmada Caabudwaaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha Beledweyne oo ku gacan seeray guddi xukuumadda ay u xil saartay colaada Deefow Qaar ka tirsan odayaasha beelihii dhowaan ku dagaalamay gobolka Hiiraan ayaa ka digay in guddiga wasiirada ah ee Xukuumadda Soomaaliya u xil saartay xalinta dagaalka gobolkaasi ay tagaan magaalada Beledweyne.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burundi oo guddi baara eedeymaha loo jeediyay AMISOM u soo direysa Soomaaliya Dowladda Burundi ayaa ballan qaaday in ay Soomaaliya u soo direyso guddi qeyb ka qaata baaritaanada ay wado dowlada Soomaaliya taas oo looga shaqeynayo tacadiyada lagu eedeeyay inay geysteen ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas: Puntland oo kaliya ayaa lagu casuumay ka qeybgalka shirka maalgashiga Afrika Madaxweynaha Maamul Goboleed Puntland C/wali Max’ed Cali Gaas ayaa maanta ka amba baxay magaalada Garoowe ee xarunta Gobalka Nugaal isaga oo ku sii jeeda dalalka Ingiriiska iyo Itoobiya. Madaxweyne Gaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas oo maanta dhagax dhigay laami cusub oo Garoowe laga hirgalinayo Madaxweynaha Puntlad C/wali Gaas ayaa maanta dhagax dhigay wadada isku xirta magalada Garowe iyo madaxtooyadda oo loo qorsheeyay in laamiga laga dhigo, maadama ay adag tahay in gaadiidka ay maraan.…