Xukuumadda Soomaaliya oo furtay shir waynaha wada tashiga nidaamka garsoorka dalka Sheeko:Dalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shir waynaha dib u eegista nidaamka garsoorka dalka. Waxaa shirkan goob joog ka ah wasiirka garsoorka iyo dastuurka xukuumadda Faarax Cabdulqaadir,… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka KMG Jubba oo guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay Buula Gaduud (Dhageyso) Saraakiisha maamulka ku-meel gaarka Jubba ayaa sheegay in hub iyo gaadiid ay kaga gubeen xarakada Al-Shabaab dagaal labada dhinac ku dhax maray deegaanka Buula Gaduud ee gobolka Jubbada hoose. Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuska sanad guurada 60-aad ee calanka oo xalay lagu qabtay Muqdisho Munaasabad ballaaran oo lagu wayneynayay sanad guurada 60-aad ee calanka Soomaaliyeed ayaa xalay lagu qabtay xarunta ku-meegaarka ee maamulka gobolka Banaadir uu ku leeyahay degmada Heliwaa. Waxaa xaflada ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG-DEG: Shir wayne looga hadlayo garsoorka oo goor dhow ka furmaya Muqdisho Waxaa daqiiqado kadib ka furmaya hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho shir wayne qaran oo diirada lagu saari doono garsoorka dalka. Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalada wariye Cabdirisaaq Black oo soo hagaageysa Waxaa soo hagaagaya xaalada wariye Cabdirisaaq Aadan Cilmi (Black) oo shalay koox hubeysan ay ku dhaawaceen xaafada Black Sea ee magaalada Muqdisho. Dhaqaatiirta ku howlan daweynta wariyaha ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda dowladda oo si isku mid ah u cambaareeyay qaraxii xalay Madaxda ugu sareysa dalka ayaa si isku mid ah u cambaareeyay qarax dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay xalay fiidkii hore maqaaxi lagu qaxwaynayo oo ku taalla wadada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin ku saabsan khasaraaha qaraxii xalay ka dhacay maqaaxida Oromo (Dhageyso) [huge_it_slider id=”68″] Waxaa soo baxaya faah-faahin dheeraad ah oo la xiriira khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo xalay fiidkii ka dhacay maqaaxida Oromo Coffee oo ku taalla wadada Maka Al-Mukarama,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho, dhaawac iyo burbur hanti oo ka dhashay Qaraxii Maka Al-Mukarama. Qaraxa ayaa ka dhacay goob lagu qax-weeyo oo ku taala Wadada Maka Al-mukarama ee bartamaha caasimadda Soomaaliya ee Muqdishu, Wariyeheena ibraahim france oo ku sugan goobta uu qaraxu ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdishu Warar hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya qarax weyn oo ka dhacay wadada Maka al-mukarama ee bartamaha magaalada Muqdishu. Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidamada Dowaldda Federaalka ah ay halkaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaflad lagu wayneynayo maalinta calanka oo lagu qabtay Garoowe (Dhageyso) Munaasabad lagu xusayo calanka baluuga ah ee Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay maanta oo Axad ah xarunta Jaamacadda Bariga Africa ee Garowe. Waxaa ka soo qeyb galay xafladan madaxwaynaha maamulka Puntland…