1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Banaadir oo eedeyn u jeediyay wasaarada maaliyadda Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in wasaarada maaliyada xukuumadda Federaalka Soomaaliya caqabad ay ku noqotay hawlihii canshuur ururinta ee dowladda hoose. La taliyaha maamulka gobolka Banaadir dhinaca canshuuraha Injineer Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Gaarane: Dowladdu way ka gaabisay joojinta dagaalka Deefow Xildhiban Cabdinaasir Gaarane oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda ku dhaliilay in ay ka gaabisay wax ka qabashada dagaalada ku soo noq noqday deegaanka Deefow. Mudanahan ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bujumbura:Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo kulamo la leh madaxda Burundi Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo xalay maqribkii gaaray magaalada Bujumbura ayaa halkaas kulamo la leh madaxda dalkaasi. Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan Sheekh oo dhigiisa France kula kulmaya Paris Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku jooga magaalada Paris kadib markii uu marti qaad ka helay dhigiisa Faransiiska François Hollande. Labada madaxwayne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare Cabdiwali oo Caawa Nairobi ku sugan kuna sii jeeda Burundi Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo waftigii la socday ayaa caawa lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi. Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa lagusoo waramayaa in halkaas ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaallo khasaare sababay oo mar kale ka dhacay Deefow iyo Kabxanleey Dagaalo khasaara geystay ayaa mar kale ka soo cusbonaaday deegaanada Deefow iyo Kabxanley ee gobolka Hiiraan. Dagaaladan ayaa salka ku haya is qabqabsi la xiriira dhul beereed ku yaalla deegaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muungaab:Waxaan dowladda ka la’nahay xuquuqda shaqaalaha gobolka (Dhageyso) Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya wali ay ka la’yihiin xaquuqdii ay heli jireeen shaqaalaha maamulka gobolka. Hadalkan waxaa ka dhawaajiyay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso qodobada heshiiska dhex maray dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland Akhristayaasha sharafta leh waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa heshiiska maanta Garoowe ay ku kala saxiixdeen dowladda Federaalka Soomaaliya oo dhameystiran:
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Askari loo soo waday Soomaaliya oo laga helay cudurka Ebola Sida ay qortay wakaalada wararka Reuters, askari ka tirsan ciidamo gaaraya 800 oo qeyb ka ah askarta AMISOM ee ka socda dalka Sierra Leone isla markaana loo soo waday Soomaaliya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya oo soo dhoweysay heshiiska ay gaareen dowladda dhexe iyo Puntland Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa soo dhoweeyay heshiiskii taariikhiga ahaa ee maanta ay kala saxiixdeen dowladda dhexe iyo maamulka Puntland, wuxuuna ku tilmaamay heshiiska…