Muqdisho:Dab ka kacay xaafada Korontada ee degmada Wadajir Sheeko:Dalka Wararka naga soo gaaraya xaafada Korontada ee degmada Wadajir ayaa sheegaya in dab khasaare sababay uu ka kacay guryo ku yaalla gudaha xaafadaas. Dabkan ayaa la sheegay in uu ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG-DEG: Iska hor imaad dhimasho sababay oo Gaalkacyo ku dhex maray afduubayaashii sii daayay wariye M. Scott War deg deg ah oo goor dhow naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska hor imaad dhimasho sababay uu ka dhacay koofurta magaaladaasi. Iska hor imaadka ayaa dhex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Admiral Faarax Qare: Ma yeeleyno in la dhaco badda Soomaaliya (Dhageyso) Hay’adda cilmi baarista badaha Soomaaliyeed ayaa sheegtay in xeebaha Soomaaliya ay ka sii socdaan xaalufinta maraakiibta shisheeye ay ku hayaan khayraadka dalka. Agaasimaha hay’adaasi Admiraal Faarax Qare ayaa tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Darawalada ka shaqeeya Mareerey iyo Afgooye oo ka cabanaya isbaarooyin xad dhaaf ah(Dhageyso) Darawalada baabuurta ka shaqeeya inta u dhaxeysa deegaanka Mareerey iyo degmada Afgooye ayaa ka cabanaya isbaarooyin ku soo batay wadadaasi oo gadiidkooda lacago fara badan oo ay baad ku sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal ka tirsan hay'adda wadooyinka Puntland oo xalay lagu dilay Garoowe Rag hubeysan ayaa xalay magaalada Garoowe ku dilay sarkaal maamulka Puntland u qaabilsanaa hay’adda wadooyinka. Sarkaalka la toogtay ayaa lagu magcaabi jiray Cabdirshiid Bulxan Boqor Cismaan,waxaa uuna dilka ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka: Badda Soomaaliya ma ahan wax gor gortan laga geli karo Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Cali Daahir ayaa maanta ka digay sheegashada qeyb ka mid ah badda Soomaaliya. Waxa uu xusay in ay dacwad u gudbiyeen beesha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra'iisul wasaare Cabdiweli oo faahfaahiyay safaradii uu ku tagay Ingiriiska iyo Norway Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa faah faahin ka bixiyay safaro kala duwan oo uu ku soo maray wadamo ka tirsan qaarada Yurub kadib markii maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeylo dhaan laga soo saaray nolosha dadka ku nool tuulooyin hoos yimaada Jalalaqsi (Dhageyso) Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi Maxamed Cabdulle Fiidow ayaa ka dayriyay xaalada beni’aadanimo ee dadka ku dhaqan in ka badan 25 tuulo oo hoos tagta degmadaasi. Waxa uu guddoomiyuhu sheegay in qoysas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha maamulka Ximan iyo Xeeb oo gaaray Cadaado Waxaa maanta magaalada Cadaado gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxwaynaha maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdullaahi Maxamed Baarleex. Safarka madaxwaynaha waxaa ku wehelinayay xubno ka mid ah ergooyinkii ka qeyb geli lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo rag ka tirsan Al-shabaab ku qabtay gobolka Shabeellaha hoose Taliyaha cusub ee booliska gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in rag ka tirsan xarakada Al-Shabaab ay ku soo qabteen howl gallo ay ka sameeyeen degmooyin hoos yimaada gobolkaasi. Ismaaciil Axmed…