1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda oo fashilisay weeraro ka dhici lahaa Kampala Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ay fashilisay isku day weerar ah oo lagu doonayay in laga geysto magaalada caasimada ah ee Kampala. Afhayeen u hadlay booliska dowladda Uganda ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada milateriga dowladda ee gobolka Gedo oo ka cabanaya mushaar la’aan Ciidamada Milateriga dowladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa ka cabanaya Mushaar la’aan ay sheegeen in Mudo 3-sano ah ay ku heysato Gobolkaasi, ayadoo ay ku jiraan xaalado dagaal.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir dib u heshiisiineed oo maanta ka furmaya Baydhabo Waxaa maanta la filayaa in magaalada Baydhabo uu ka furmo shir looga hadlayo xal ka gaarista Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan dhismaha maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya, sida lagu shaaciyey War-saxaafadeed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Shirka Dib U Heshiisnta Berri Baydhabo Ka Furmaya. Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo Baydhabo ku sugnaa maalmahan ayaa faah faahin ka bixiyey shirka dib u heshiisiinta shacabka Koonfur Galbeed oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya oo qabanaysa shir weyne ku saabsan dhaqanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa maanta diiradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadayaasha mootooyinka Muqdisho oo welwel ka muujiyay amarro la dul dhigay Qaar ka mid ah wadayaasha mootooyinka yar yare ee loo yaqaano Bajaajta ayaa sheegay in ay aad uga xunyihiin war ka soo baxay taliska ciidamada wadooyinka gobolka Banaadir kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad ku sugan duleedka Muqdisho oo cabasho u diray dowladda Federaalka Dadka ku nool deegaanka Maaxaay ee duleedka degmada Kaaraan ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya in ay soo fara galiso bur burin ay sheegeen in loo gaysanayo guryaha ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka AMISOM oo maanta qof rayid ah ku dilay Muqdisho Ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta qof rayid ah ku dilay agagaarka Ex-Kontorool ee magaalada Muqdisho. Mid ka mid ah askar saarneyd kolonyo AMISOM ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qabanqaabada shirka lagu mideynayo Mudug iyo Galgaduud oo ka socoda Cadaado Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa magaalada Cadaado ka bilaabay qabanqaabada shirka lagu mideynayo gobolada Mudug iyo Galgaduud oo dhowaan la filayo in lagu qabto halkaas. Madaxwayne ku xigeenka Ximan iyo…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax qabadka dowladda Soomaaliya ee todobaadkii tagay oo la soo saaray Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka…