Guddoomiye Jawaari oo maanta ku sii jeeda Baydhabo Sheeko:Dalka Afhayeenka golaha shacabka ahna guddoomiyaha barlamaanka Federalka ee Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wafdiga uu hogaaminayo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siidii: Ciidamada huwanta waxa ay ku sii jeedaan degmada Baraawe Guddoomiyaha gobolka SHabeella hoose ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Al-Shabaab ay ka saareen inta badan degmooyinka gobolkaasi, isla markaana ciidamada iskaabaya ay ku wajahan yihiin magaalada Baraawe ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga difaaca barlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay howlgalka Indian Ocean Guddiga difaaca barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in loo baahnaa in dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaado hawl galka loogu magac daray Idian Ocean, kaas oo ku wajahan gobolada xarakada Al-Shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu sunnah oo ka hadashay isu keenida Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe Saraakiisha Ahlu Sunnah Wal-jamaaca ayaa sheegay in talaabo wanaagsan oo loo qaaday dhanka dib u heshiisiinta ay tahay wada hadalada la isugu keenay Kornel Barre Aadan Shire (Hiiraale) iyo Axmed…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiriirka Kubadda cagta oo loo doortey gudoon cusub oo afar sano heyn doona xilkaasi + Sawiro Waxaa hotelka jaziira ee magaalada Muqdisho lagu qabtey Doorashadii 6-aad ee xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya,taasi oo ay goob joog ka ahaayeen masuuliyiin ka socota wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraaha iyo Guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Wasaaradda haweenka oo arday agoon ah ku wareejisay basas u adeega Wasiirka haweenka iyo xaquuqul insaanka xukuumadda Federaalka Soomaaaliya KHadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta Jamiciyada Suheyda oo ay wax ka bartaan arday isugu jirta agoon iyo kuwa dan yar ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in ay fashilisay weerarkii lagu qaaday xabsiga Godka jilicow Saraakiisha amaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka hor tageen weerar iyo qaraxyo ay maanta lagu soo qaaday xabsiga Godka Jilicow iyo xafiisyo ay lahayd hay’adda Nabad Sugida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicolas Kay oo cambaareeyay weerarka lagu qaaday xabsiga Godka Jilicow Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicolas Kay ayaa cambaareeyay weerarka maanta lagu qaaday xabsiga Godka Jilicow ee magaalada Muqdisho. Kay ayaa ku yiri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG-DEG: Koox hubaysan oo gudaha u galay xabsiga Godka Jilicow ee Muqdisho Warar daqiiqado ka hor na soo gaaray ayaa sheegaya in rag hubaysan ay gudaha u galeen xabsiga Godka Jilicow. Warar horudhac ah oo ay heshay Goob Joog FM ayaa sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Xeraale oo dad u soo qab-qabtay xaalufinta dhirta Ciidamada amniga deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa soo qab-qabtay ilaa 10 dhalinyaro ah oo faraha kula jiray jarista dhirta deegaankaasi. Taliyaha ciidamada Ahlu Sunna Wal-jamaaca ee deegaanka Xeraale Maxamed…