Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo la wareegay degmada Tiyeegloow Sheeko:War Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa howlgalka midowga Afrika AMISOM ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool. Taliyaha ciidamada milateriga dowladda ee Bakool Kornayl Cismaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Dibad bax looga soo hor jeedo RW Cabdiweli oo ka dhacay Baydhabo Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo dibad bax ballaaran oo ay sameynayaan qaar ka tisan dadka magaalada. Ujeedka mudaaharaadka…
1 daqiiqo Sheeko:War ku dhowaad 20 meyadad hor leh oo laga helay xeebaha Talyaaniga Meydadka 18 ruux ayaa laga helay biyaha u dhaxeeya libya iyo Italy sida ay baahiyeen warbaahinta gudaha ee Talyaaniga,waxayna meydadku u badanyihiin muwaadiniin ka soo jeeda wadamada Soomaaliya iyo Eretria.…
2 daqiiqo Sheeko:War Beeralayda SHabeellaha hoose oo ka cabanaya isbaarooyin xad dhaaf ah Meelo badan oo ka mid ah gobolka SHabeelaha hoose waxaa ka taagan caqabadaha la xiriira dhinaca isbaarooyinka taas oo saameyn weyn ku yeelatay hab sami u socodkii dadka iyo gaadiidka…
1 daqiiqo Sheeko:War Kismaayo:Taliyaha nabad sugidda maamulka KMG Jubba oo la dhaawacay Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in xalay gdaha Kismaayo lagu dhaawacay taliyaha nabad sugida maamulka KMG Jubba Gaboobe Xasan Barre. Taliyaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xalinta khilaaf soo dhex galay maamulka Hiiraan oo laga wado Beledweyn Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Beledweyn ka wada dadaalo lagu dhex dhexaadinayo maamulka degmada Baladweyn oo khilaaf uu soo kala dhex galay. Guddoomiye ku xigeenka magaalada Beledweyn…
1 daqiiqo Sheeko:War Heshiisiinta beelo wada dagaalamay oo ka socota Kismaayo Dadaalo lagu heshiisiinayo beelaha wada daga gobolada Jubbooyinka ayaa ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Cumar Buraale Axmed oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolada…
2 daqiiqo Sheeko:War Farmaajo: Maamul goboleedyada dowladdu sameyso waxa ay ku dhisanyihiin qaab qabiil Ra’iisal wasaarihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa dowladda ku dhaliilay qaabkii loo maray dhismaha maamul goboleedyada dalka. Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo la hadlay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda Soomaaliya oo qodobo ka soo saartay qaadista canshuurta dowladda Kulan deg deg ah oo ay xalay isugu yimaadeen guddi uu hoggaaminayay ku simaha ra’iisul wasaaraha, ahna wasiirka awqaafta iyo diinta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed isla markaana ay qeyb ahaayeen…
4 daqiiqo Sheeko:War Waresysi: Farmaajo iyo Doorashada 2016-ka R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog FM ayaa ka hadlay arimo badan oo ay ka mid tahay Doorashada 2016-ka, Hub ka dhigista iyo…