Rag dil ka geystay waqooyiga Gaalkacyo oo lagu raad joogo Sheeko:War Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku raad jooga rag hubaysan oo dilal qorsheysan ka geystay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolkaaasi Axmed Muuse Nuur oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War DF oo ciidamo boolis ah geyneysa gobolka SHabeelaha Hoose Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorshaynaysa in ciidamo boolis ah la geeyo degmooyinka gobolka SHabeelaha Hoose ee dhowaan gacanta dowladda soo galay. Taliyaha ciidamada booliska gobolka SHabeelaha Hoose Cabdi Ibraahim Shaamoow…
2 daqiiqo Sheeko:War Warbixin: Dhaqaale UNDP-da u qoondeysay Soomaaliya oo aan meel lagu sheegin Sida ay qortay FOX NEWS, Barnaamijka Hor-umarinta Qaramada Midoobey (UNDP) ayaa baaritaan uu sameeyay ku ogaaday in Malaayiin Dollar oo ay u bixisay hay’addaas mashaariic hor-umarineed ee dalka Soomaaliya aanan…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxwayne Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay mas’uul ka tirsan congress-ka Maraykanka Madaxwaynaha Soomaaliya mudane Xasan SHeekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Frank Lobionda oo ka tirsan Kongareska Maraykanka, xubina ka ah guddiyada qaabilsan arimaha ciidamada iyo war-doonka Maraykanka. Kulanka dhex maray…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo dhowaysay go'aankii ka soo baxay maamulka puntland War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Wasiirka Warfaafinta xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya – ayna baahisay warbaahinta dowladda – ayaa lagu sheegey in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Jowhar: Guddomiyaha cusub ee gobolka SH.DHexe oo xilka la wareegaya Guddomiyaha cusub ee dhowaan loo magacaabay gobolka SHabeelaha DHexe Cali Cabdullahi Xussein ayaa maanta gaaray xarunta gobolkasi ee Jowhar. Wafdiga guddomiyaha ayaa waxa magaalada ku soo dhoweeyey Injineer Cabdi Jiinow…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra'iisal wasaare Cabdiweli SHeekh oo gaaray xeryaha qaxootiga Dhadhaab Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli SHeekh Axmed oo maalintii labaad ku sugan dalka Kenya ayaa maanta gaaray xerada qaxootiga DHadhaab, halkaas oo ay ku nool yihiin qaxooti Soomaaliyeed oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada dowladda oo saaka howl-galo ka wada degmada Huriwaa Ciidamada amaanka dowladda ayaa saaka degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir ka wado howl galo kadib markii shalay lagu dilay Taliye ku xigeenkii Nabadsugida degmadaasi Axmed C/raxmaan. Sida uu sheegay mid…
1 daqiiqo Sheeko:War Baydhabo: Ciidamada dowlada oo heegan la geliyey iyo magaalada oo saaka xasiloon Saraaakiisha dowlada ee ku sugan magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in heegan la geliyey ciidamada dowladda ee ku sugan Baydhabo, halkaasi oo ay ku sugan yihiin siyaasiyiin iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Caruur macluul ugu geeriyootay gobolka Gedo Maamulka dowlada ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay gobolka ka jirto xaalad bani’aadanimo, isagoo sheegay in ay abaaraha ka jira gobolkaasi u dhinteen tiro dad ah. Guddoomiye ku xigeenka …