Puntland iyo Imaaraadka Carabta oo Boosaaso heshiis ku kala saxiixday Sheeko:War Madaxweynaha maamulka Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu booqasho gaaban ku tagay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Gaas ayaa magaalada boosaso u tegey inuu la kulmo wafdi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War AMISOM oo ka hadashay eedaymo dhowaan Dowladdu u jeedisay Taliska Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ayaa sheegay inay Goor dhow weerar ku qaadayaan deegaanada ay Xarakada Al-Shabaab ka Joogaan Gobollada Dalka. Lydia Wanyoto oo ah haweeneyda sii hayaha u ah…
6 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta ganacsiga billaha ah ee goobjoog FM (July) WARBIXINTA GANACSIGA BILLAHA AH EE GOOBJOOG FM. 1.0 Horudhac Bil walba horaanteeda GOOBJOOG FM waxa ay idiin soo gudbisaa warbixin ku saabsan Isbadalka Sarifka lacagaha qalaad ee bishii tagtay ,…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Gaas oo booqasho deg deg ah ku tagay Boosaaso Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Diyaarad gaar ah ayaa madaxweynaha oo ay waheliyaan xubno ka mid ah golaha wasiirada…
1 daqiiqo Sheeko:War Heshiis mar kale laga gaaray colaada Caabudwaaq Heshiis Rasmi ah ayaa lagusoo waramayaa in la kala dhexdhigay Maleeshiyo Beeleedkii ku dagaalamay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Guddoomiye ku xigeenka maamulka dagmadaasi Khaliif Cabdisamad Cali ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxda dowladda Soomaaliya oo hambalyeeyay guushii Erdogan ee Turkiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare Cabdiweli ayaa si wada jir ah ugu hambalyeeyay guushii uu ka gaaray doorashadii Madaxtinimo ee dalka Turkiga…
2 daqiiqo Sheeko:War Garoowe: Madaxda Puntland oo casho sharaf u sameysay Xaabsade Madaxda maamulka Puntland oo shalay galab magaalada Garoowe kusoo dhaweeyay Axmed Cabdi Xaabsade oo horey xilal kala duwan ugu soo qabtay maamullada Puntland iyo Somaliland ayaa xalay casho sharaf ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Erdogan oo guul weyn ka gaaray doorashada madaxtinimo ee Turkiga [huge_it_slider id=”50″] Raiisul wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guulaystay doorashadii madaxweynanimada ee dalkaasi. Doorashadan ayaa ahayd tii ugu horaysay ee taariikhada dalkaasi oo dadweynaha fursad u siisay…
1 daqiiqo Sheeko:War Marka: AMISOM oo lagu eedeeyay duqeymo ay dad ku dhinteen Maamulka Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha hoose ayaa Taliska Ciidamada howlgalka midowga Afrika ee AMISOM ku eedeeyay inay dad rayid ah ku xasuuqeen halkaasi. Guddoomiye ku xigeenka Marka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka oo sheegay inuu ka badbaaday isku day dil Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inuu ka badbaaday isaku day dil ah. Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ah Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in…