Shirka hogaamiyaasha Afrika iyo Mareykanka oo maanta ka furmaya Washington Sheeko:Wararka Caalamka Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa In Magaalada Washington uu ka furmo shir wayne ay isugu imaanayaan Madax ka kala socda Dalalka Afrika iyo Dowladda Mareykanka. Kulanka dhinaca Soomaaliya… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisal Wasaare Cabdiweli oo la kulmay saxiixayaasha heshiiska maamulka saddexda gobol Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa kulan la qaatay saxiixayaasha hishiiska maamulka sedexda gobol ee koonfur galbeed ee Soomaaliya kaasoo ujeedkiisu ahaa in lagu sagootiyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka amniga qaranka iyo guddiga ammaanka oo kulan xasaasi ku yeeshay Muqdisho Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Khaliif Axmed Ereg, kaasi oo looga hadlayay arrimaha ammaanka iyo sida wax…
1 daqiiqo Sheeko:War Heshiis laga gaaray xiisadii ka taagnayd Cabuudwaaq Wafidiga dhex-dhexaadinta u jooga degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in la soo af jaray colaadii ka taagnayd degmadaasi. Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac oo hor kacaya wafdi ka socda…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Jawaari oo ka war bixiyay safar uu ku tagay Norway Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Khaliif Ereg: "Hubka aan xalay qabanay waxaa loo waday Al-shabaab" Wasiirka amniga qaranka xukuumadda federaalka Soomaaliya Khaliif Axmed Ereg ayaa sheegay in hay’adaha sirdoonku soo gudbiyeen xogta hub xalay laga helay guri uu deganaa sarkaal ka tirsan mileteriga dowladda federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:War Ra'iisal wasaare Cabdiweli oo ka hadlay howlgal lagu soo qabtay hub daban Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ugu hambalyeeyay ciidamada amniga howlgal ay xalay ku soo qabteen hub fara badan, isagoo xusay in howl galkani uu sii…
1 daqiiqo Sheeko:War Haween ku geeriyooday qarax saaka ka dhacay Muqdisho War goor dhow soo gaaray war qabadka Goobjoog FM ayaa sheegaya in qarax miino uu saaka ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay goob ay howlo…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda amniga Soomaaliya oo ka hadashay hub ay xalay gacanta ku dhigtay Inta la ogyahay afar qof ayaa ku geeriyooday is rasaaseen culus oo xalay ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ku dhex maray xaafadda Buulo-xuubeey ee degmada Wadajir. Iska hor…
2 daqiiqo Sheeko:War Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida oo dil ku fulisay saddex ka tirsan Al-shabaab Maxkamada sare ciidamada qalabka sida ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saaka Magaalada Muqdisho dil ku fulisay sadex qof oo ay ku heshay eedeymo la xiriira inay qeyb ka yihiin Al-Shabaab,…