Guddoomiyaha degmada Cabdicasiis oo ka hadlay dan yar loo qeybiyay dhar ay ku ciidan Sheeko:War [huge_it_slider id=”36″] Guddoomiyha Degmadda Cabdicasiis ee Gobalkan Banaadir Cismaan Muxudiin Cali ayaa faafaahin ka bixiyay 500 qoys oo ku nool Degmada uu guddoomiyha u yahay oo maanta la gaarsiiyay Deeq… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Dagaal beeleed mar kale dib uga qarxay deegaano ka tirsan Shabeellaha hoose Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyo Beeleed ayaa Maanta mar kale ka dhacay Deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaladan waxa ay ka dhaceen Deegaanada Nambar 50, Ceel wareegow,…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo gaaray degmada Buulo-burde Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Ujeedka booqashada Cabdullaahi Goodax Barre ee Buulo-burde ayaa lagu sheegay u…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaano ka tirsan baalamaanka dalka oo maanta gaaray degmada Cabuudwaaq Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta gaaray Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud si ay uga qayb qaataan Nabadaynta maleeshiyo beeleed dhawaan ku dagaalamay degmadaasi. Xildhibaanadan waxaa kulankooda ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Cali Seeko: Waxaa naga go’an xaqiijinta ammaanka gobolka Banaadir Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay ka go’antahay xaqiijinta ammaanka Degmooyinka uu ka koobanyahay Gobolka Banaadir si dadku ay ugu noolaadaan xaalad nabad galyo. Afhahyeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cali…
1 daqiiqo Sheeko:War Caruur dan yar ah oo ka cabanaya inaysan haysan dhar ay ku ciidaan Xilli waqti aad u kooban ay inooga harsan tahay Maalinta ciidul Fidriga ayaa caruurta ka soo jeeda Qoysaska dan yarta ee ku nool Xeryaha Barakacyaasha ee Magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya…
7 daqiiqo Sheeko:War Wax qabadka dowladda Soomaaliya ee todobaadkii tagay (Aqriso) Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Ximan iyo Xeeb oo guddi dhexdhexaadin ah u diraya degmada Cabuudwaaq Masuuliyiinta Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in guddi dhex dhexaadin ah ay u diri doonaan Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay ka jiraan dhiillooyin colaadeed. Wasiirka Maamulkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:War Dhaqdhaqaaqa ganacsiga Mareerey oo dib u soo laabtay kadib dagaalkii shalay Saaka waxa dib u furmay isu-socodka gaadiidka wadada xiriirisa degmada Afgooye iyo deegaanka Mareeray ee gobolka Shabeellaha hoose, kadib shaqaaqooyin shalay ciidamo ka wada tirsan dowladda halkaasi ku dhax maray.…
1 daqiiqo Sheeko:War Gudoomiyihii Ciyaaraha ee Degmada Boondheere oo Muqdisho lagu dilay Dabley ku hubeesnaa bastoolado ayaa Maanta degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ku dishay Gudoomiyihii Ciyaaraha ee Degmadaasi Jaamac Maxamed Muudeey (Jaamac Habarwaa). Goob jooge kusuganaa halku uu dilku ka…