1 daqiiqo Sheeko:War Gudoomiyihii Ciyaaraha ee Degmada Boondheere oo Muqdisho lagu dilay Dabley ku hubeesnaa bastoolado ayaa Maanta degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ku dishay Gudoomiyihii Ciyaaraha ee Degmadaasi Jaamac Maxamed Muudeey (Jaamac Habarwaa). Goob jooge kusuganaa halku uu dilku ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada Somaliland oo gacanta ku dhigay gaarigii gaarka ahaa ee Cali Khaliif Galayr War ay baahiyeen warbaahinta somalialand oo la sheeegay inuu kasoo baxay ciidanka somalialand ayaa sheegaya in ciidankoodu ay gacanta ku dhigeen gaarigii gaarka ahaa ee Cali Khaliif Galayr, darawalkii u…
1 daqiiqo Sheeko:War Booliska maamulka shabeelaha dhexe oo la wareegay xaruntii Radio Jowhar Ciidanka booliska degmada Jowhar oo fulinaayo ammar kasoo baxay gudoomiyaha gobolka shabeelaha dhexe Cabdi Jiinoow ayaa maanta albaabada iskugu dhuftay xaruntii radio jowhar sida uu xaqiijiyey agaasimaha idaacadda. Agaasimaha Radio…
1 daqiiqo Sheeko:War Golayaasha Ahlu sunna wal-jameeca oo muddo kordhin loo sameeyey Kulamo Xubnaha Maamulka Ahlu sunna ee goballada dhexe ee Soomaaliya uga soconayay Degmada Dhuusa-Mareeb ayay ka soo saareen go’aano dhowr ah oo ku saabsan hanaanka shaqo ee Maamulka. Guddoomiye kuxigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:War 10 qof oo ku dhimatay dagaal ka dhacay Afgooye Toban Qof ayaa ku ku dhimatay dhowr kalana waa ay ku dhawacmeen iska hor imaad Maanta kooxo isbaaro dhiganayay ku dhaxmaray tuulooyin hoos taga Degmada Afgooye ee Shabeelaha Hoose. Dagaalkan…
2 daqiiqo Sheeko:War Maamulka G.Banaadir oo dib u howl galinaya Dugsigii 15-ka May Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen ”Muungaab Ayaa maalinimadii shalay ahayd dhagax dhigay iskoolka taariikhiga ah ee 15 May, kaas oo ku yaalla degmada…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland, Jabuuti iyo Yemen oo heshiis dhinaca Kalluumaysiga ah kala saxiixday Maamulka Puntland ayaa heshiis la xiriiro iskaashi dhanka Kalluumaysiga la gashay dowladaha Jabuuti iyo Yemen. Wasiirka Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Puntland, Xasan Maxamuud ayaa shir ay yeeshen wasiirrada Puntland,waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:War Guddiga horusocodka Maamulka Maaliyadeed ee xukuumadda oo Warbixintoodii Labaad soo saaray Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xuseen Cabdi Xalane ayaa maanta ka hadlay warbixintii labaad ee horusocodka Guddiga Maamulka Maaliyadeed (FGC) oo la soo saaray 15-kii June, 2014,…
2 daqiiqo Sheeko:War Axmed Cali Daahir oo loo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa looga hadlay xaaladda ammaan ee dalka iyo xil…
1 daqiiqo Sheeko:War Cirfo oo ku baaqay joojinta dagaalka Caabudwaaq Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo Colaadda iyo dagaallada dib uga bilowday Gobolkaasi. Xuseen Cali Wehliye Cirfo oo ah Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud…