Maamulka KMG Jubba oo dad u soo qabtay abaabulka qaraxyo Sheeko:War Saraakiisha ciidamada ammaanka Maamulka KMG ee Jubba ayaa sheegay inay dad u soo qabteen abaabulka qaraxyo dhawaan ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Kornayl Maxamed Kheyre Dhuxulow… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda Soomaaliya oo dhex-dhexaadinaysa beelihii ku dagaalamay Deefow Wafdigii dhex-dhexaadinta ahaa ee Dowladda federaalka Soomaaliya ay u dirtay Gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu wadaa inay la kulmaan odayaal ka soo jeeda Maleeshiyaadkii ku Dagaalamay deegaanka Deefoow ee Gobolkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:War Taliska AMISOM oo fariisimo cusub ka sameystay Jowhar Ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM oo xarumo mileteri ka sameystay duleedyada iyo bartamaha Magaalada Jowhar ayaa bilaabay dhaq dhaqaaq ciidan oo la sheegay in looga hor tagayo weerarada…
1 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho:Barakacayaal ka hadlay gargaar loo fidiyay xilli ay u baahnaayeen Qoysas dan yar ah ayaa galabta degmada Cabdi Casiis ee gobolkan Banaadir loogu qeybiyay deeq isugu jira afur iyo casho oo ay ugu tala gashay bisha cas ee dowladda Imaaradka…
1 daqiiqo Sheeko:War Kulan looga hadlayay abaaraha Gedo oo lagu qabtay Garbahaaray Kulan looga hadlayay sida abaaraha ay u saameeyeen dadka ku nool degmooyinka Gobolka Gedo ayaa ka dhacay Magaalada Garbahaaray ee Gobolkaasi. Waxaa ka qayb galay kulanka Odayaasha Dhaqanka Magaalada Garbaharay.…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaano iyo wax garad ka soo hor jeestay maamulka saddexda gobol Kulan ay isugu yimaadeen xildhibaano iyo odayaal dhaqameed oo Muqdisho ka dhacay maanta ayaa diirada lagu saarayay sida madaxda sare ee dalka u wajaheen maamul u samaynta gobollada Baay, Bakool…
1 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda Soomaaliya oo furtay shir lagu gorfeynayo xuquuqda dumarka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furtay kulan looga hadlayo Heshiiska dalalkii Caalamka ku saxiixeen Magaalada Beijing ee Dalka Shiinaha , kaas oo ilaalinaya xuquuqda aadanaha iyo tan…
2 daqiiqo Sheeko:War Khasaaraha weerarkii lagu qaaday Lamu oo kordhay xilli Al-shabab ay sheegteen Waxaa sii kordhaya tirada dadkii ku dhintay weerarkii xalay lagu qaaday goob u dhow Jasiirada Laamu ee dalka Kenya. Hay’adda bisha cas ee dalkaas ayaa sheegtay in todobo qof oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Qadar oo safaaradeeda dib uga furaneysa Muqdisho [huge_it_slider id=”32″] Dowladaha Soomaaliya Iyo Qadar ayaa Maanta oo Sabti ah ka wada hadlay dib u furida safaaradii dowladda Qadar ay ku lahayd dalka. Hadalkan ayaa yimid markii Wasaaradda arrimaha…
2 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho : Askari xalay gacantiisa ku dilay xaaskiisa Askari ka tirsan ciidamada booliska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa habeenimadii xalay ahayd gacantiisa ku dilay haweeney uu qabay oo sida la sheegay uur lahayd. Askariga ayaa rasaas la dhacay afadiisii…