Xaalada Kismaayo oo saaka degan kadib qaraxii shalay Sheeko:War Waxaa saaka degan xaalada Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose, kadib markii shalay Magaaladaasi uu ka dhacay qarax ka dhacay hoyga Magaaladaasi uu ka degan yahay Iftiin Xasan Baasto.… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Maamulka degmada Shangaani oo ka hadlay taakuleynta barakacayaasha Dowlada Imaaradka Carabta ayaa maalintii 21-aad ka wada qaybo ka mida degmooyinka ka tirsan Caasimada Muqdisho ee Gobolka Banaadir raashin bisil oo ay ugu tala gashay inay ka faa’iidaystaan…
2 daqiiqo Sheeko:War Weerar khasaare sababay oo xalay lagu qaaday gobolka Lamu ee Kenya Wararka naga soo gaaraya Jasiirada Laamu ee dalka Kenya ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay xalay weerar ka geysteen gobolkaas, kadib markii ay weerareen dad dalxiisayaal u badnaa. Inta la…
1 daqiiqo Sheeko:War Muungaab oo xilka ka qaaday afhayeenkii maamulka gobolka banaadir Wareegto Ka soo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen “Muungaa”, ayaa waxaa xilka looga qaaday afhayeenkii maamulka gobolka islamarkaana lagu magacaabay afhayeen Cusub oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye lagu dhaawacay magaalada kismayo Waxaa ku dhaawacmay weerar ay xalay dabley ka tirsan Al-shabab ku qaadeen hoygiisa Maxamed Sugoow, gudoomiyaha xaafadda shaqaalaha ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Sidaas waxaa war-baahinta u…
3 daqiiqo Sheeko:War Munaasabad lagu sagootinaayey Safiirkii Turkiga oo lagu qabtay Villa Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Somalia ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad lagu sagootinayay Danjirihii horre ee dowladda Turkiga u fadhiyay Soomaaliya laguna soo dhaweynayay Danjiraha cusub ee dowladda Turkigu…
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo heshiis la gaartay shirkad shidaalka baarta Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa heshiis iskaashi la saxiixatay shirkad shidaal oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta. Shirkadda ay dowladda heshiiska la gashay oo lugu magacaaba Mubadala,ayaa la sheegay inay ku…
2 daqiiqo Sheeko:War Fowsiyo Yusuf : "warbixinta Monitoring Group-ka waa been abuur" Wasiiradii hore arimaha dibadda ahna Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa beenisay warbixin horu dhac ah oo ay soo saareen kooxda lasocodka cunaqabateynta hubka ee UN…
1 daqiiqo Sheeko:War Caruur gaajo ugu geeriyootay gobolka sh. hoose Wararka ka imaanayo gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in xaalad adag oo bani’adanimo ay kajirto halkaas, iyadoo lasoo sheegayo dhimashada caruur barakacayaal ah. Madaxa arimaha Samafalka ee Wasaarada Arimaha Gudaha…
2 daqiiqo Sheeko:War Magdhow la siinayo qoysaska ciidamada Kenya kaga geeriyooda Soomaaliya Dowladda Kenya ayaa sheegtay in mag dhow lacageed la siinayo qoysaskii ay ka geeriyoodeen askartii kenyaatiga ahaa ee ku dhintay Soomaaliya. Wasaaradda difaaca dalka Kenya waxa ay xustay in ciidamada…