5 daqiiqo Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bishii April 2015 Goobjoog News ayaa diiwaangalisay dambiyada iyo shilalka ka dhacay dalka bishii April 2015-ka. Sida ku cad tirakoobkan aan sameyney illaa 70 qof ayaa siyaabo kala duwan dalka loogu diley, halka…
1 daqiiqo Sheeko:War Sarkaal Ka Tirsanaa Jubbaland Oo Lagu Dilay Magaalada Kismaayo Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ku dileen sarkaal ka tirsan maamulka Jubbaland. Sarkaalkaan oo lagu magacaabayay Xasan Dhuub ayaa ahaa taliyahii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gal-mudug Oo Martigelinaya Dadka Kasoo Cararay Yemen Maamulka Gal-mudug State ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin martigelinta dadka dib uga soo laabanaya dalka Yemen oo hadda dagaallo ay ka socdaan. Muxudiin Yuusuf Samatar oo kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaalida Yemen Oo Sheegay In Weli Aysan Gacan Ka Helin Dowladda Federaalka Guddiga isdiiwaangalinta dadka ka soo laabanaya Yemen ayaa sheegay in aysan jirin wax dowladda Federaalka ka socda oo illaa hadda gaaray dalkaasi si ay gacan u siiyaan dadka Soomaaliyeed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif “Shacabka Kaalin Weyn Ayaa Kaga Aadan u Gurmashada Dadka Ku Dhiban Yemen” Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ku baraarujiyay shacabka in ay u gurmadaan walaalahooda ku dhiban dalka Yemen, islamarkaana dagaallada ay ku dul socdaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xaad Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Soomaalida Yemen Iyo Kenya Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in shacabka Soomaaliyeed ay u gurmadaan Soomaalida ku dhiban dalalka Yemen iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Koonfur Galbeed Oo Kasoo Horjeestay Baarlamaanka Cusub Ee Maamulka Jubba Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa soo saaray wareegto ay kaga soo horjeedaan baarlamaanka cusub ee maamulka Jubba, iyo wadadii loomaray dhismaha baarlamaankaasi. Wasiirka warfaafinta maamulkaasi Xasan Cabdo oo saxaafadda…
5 daqiiqo Sheeko:War Warbixin : Taariikh Kooban oo ku Saabsan Yemen Iyada oo maalinkii 9aad ay duqeymo cirka ah ka socdaan dalka Yemen, islamarkaasina qalalaasaha Yemen ay muuqato saameyn uu ku yeelanayo Soomaaliya ayaan waxaan halkan idiinkugu soo gudbineynaa taariikh kooban…
3 daqiiqo Sheeko:War WARBIXIN:- Wadajir Ma Ugu Hiilinnaa Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Iyo Kenya? Wixii ka dambeeyay burburkii ka dhacay dalkeena, waxaa dalal badan oo caalamka ka mid ah u yaacay Soomaali naftooda doonaysa in ay badbaadsadaan, maadaama dalkii dagaallo ay ka dhaceen. Dadkii…
5 daqiiqo Sheeko:War WARBIXIN:- Dadkii Ugu Badnaa Ee Kasoo Cararay Dagaaladda Yemen Oo Soo Gaaray Boosaaso Waxaa Abbaare 11kii barqanimo ee Shalay kusoo xirtay dekadda magaalada Boosaaso dooni siday qaxooti Soomaali ah oo gaaraya illaa 1,153 (kun boqol konton iyo sadex) ruux kuwaas oo kasoo cararay…