2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Sheekhuunaa Oo Laga Saaray Golaha Addeega Garsoorka Golaha wasiiradda ayaa ansixiyey xubin cusub oo badalaya Shariif Sheekhuunaa, taliyihii hore ee booliiska Soomaaliya , kaasi oo galaya booskii mas’uulkan uu kaga jirey golaha adeegga Garsoorka oo ay horey…
5 daqiiqo Sheeko:Aragti Fadeexadda SOMA Oil, Waa Fari Kama Qodna ! Todobaadkan waxaa soo ifbaxay fadeexad weyn oo hareysey shirkadda shidaal baarista SOMA Oil and Gas ee hawlaha shidaal baarista ka wadda Soomaaliya, waxayna tani ka dambeysey kadib markii xafiiska baarista…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog News oo Heshey Qorshaha Doorashada 2016-ka Kadib markii dowladda iyo baarlamaanka iyo beesha caalamka isku raaceen in sanadka 2016-ka aysan qabsoomi karin doorasho qof iyo codkiisa ah ayaa waxaa xukuumadda ay soo bandhigtey qorshe doorasho oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Qorsheynta oo Samaynaysa Sahan Heerka Nolosha Dadka Wasaaradda qorsheynta Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay samayso cilmi-baarista lagu ogaanayo heerka nolosha dadka Soomaaliyeed si markaasi wax looga qaban karo baahiyaha jira, loona jaangoyn karo arrimaha gargaarka. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladaha Hoose ee Muqdisho iyo Nairobi oo Kala Saxiixdey Heshiis Iskaashi Ah Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Xuseen Muungaab iyo kan Nairobi Evans Kidero ayaa maanta qalinka ku duugey heshiis iskaashi oo dhex maray labada dowlad hoose. Duqa Muqdisho oo ka hadlay heshiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda : Xoog Laguma Qaadan Karo Baddeena, Maxkamadda Adduunka Ayaa Noo Garsooreysa Admiral Faarax Axmed Cumar (Qare), maareeyaha hey’adda cilmi-baarista badaha ayaa sheegey in ay kalsooni ku qabaan in dowladda Soomaaliya ay ku guuleysan doonto dacwadda badda ee Kenya ka dhanka ah…
5 daqiiqo Sheeko:Aragti Yaa Ku Tartamaya Doorashada Jubbaland? Maamulada Soomaaliya ka jira waa kala ceyn, waxaa jira shakhsi si loo doorto aqoon, lacag, waqti iyo dadaal dheer ku bixinaya halka nin kale la iska doorto micno la’aan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo Shaaciyey Shuruudaha Laga Doonayo Musharixiinta Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta shaaciyey shuruudaha laga doonayo qofka isu soo sharaxaya xilka madaxtinimo ee Jubbaland. Guddoomiyaha guddigani Xabiibo Maxamed Cabdulle oo warfidiyeenada kula hadashay Kismaayo ayaa sheegtey in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaramada Midoobey oo Dowladda Federaalka Ka Codsatay in Ay Baarto Shirkadda SOMA Oil Guddoomiyaha kooxda kormeerka cunaqabataynta hubka Soomaaliya ee Qaramada Midoobey Rafael Ramires oo sidoo kale ah safiirka dalka Vanezuala u fadhiya Qaramada Midoobey ayaa warqad usoo qorey dowladda federaalka, wuxuuna kaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM oo Diidey Codsi Kaga Yimid Odayaasha Marka War saxaafadeed kasoo baxay ciidamada nabad illaalinta Midoowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu sheegey in AMISOM ay diidey codsi kaga yimid odayaasha Marka oo ay kulan la yeesheen, kaasi oo…