Saraakiil Maraykan ah oo Kismaayo Kula Kulmey Madaxda Ciidamada Dalka Sheeko:Dalka Saraakiil sarsare oo ka socda wasaaradda difaaca Maraykanka ayaa maanta kulamo kala duwan magaalada Kismaayo kula yeeshey madaxda ciidamadda xoogga dalka iyo saraakiisha ciidamada maamulka Jubbaland. Kulanka ayaa waxaa sidoo… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Qormooyin Guux Siyaasadeed oo Ka Dhashay Guddiga Doorashooyinka Qaranka Dhawaan golaha wasiiradda wwaxa ay ansixiyeen guddiga doorashooyinka qaranka, kan xuduudaha iyo federaalka iyo waliba guddiga adeegga garsoorka. Balse waxaa ka yimid buuq badan, gaar ahaan kan doorashooyinka , waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan oo Ka Hadlay Moowqifkiisa Ku Aadan Baarlamaanka Jubbaland Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegey in qaabka loo qeybiyey baarlamaanka Jubbaland aysan ahayn mid caddaalad ah. “Wax la dhiso oo bini’aadan sameeyo wax ayuunbaa ka dhinaanaayo,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Ka Hadlay Mooshin Laga Keeney Gaas Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire ayaa ka hadlay xildhibaano la sheegey in ay mooshin ka keeneen madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Gaas. Guddoomiyaha ayaa sheegey in xildhibaanada keeney mooshinka aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Hore oo AMISOM ah oo Dacwad Lagu Waayay Taliye horey oga tirsanaa ciidamada nabad illaalinta Afrika ee AMISOM ayaa maxkamad ku taala dalka Uganda oo ciidan ayaa siideysey sargaal sare oo ka tirsan ciidamada dalkaasi, islamarkaasina ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelaha Gobolada Dhexe oo loo Qeybiyey Ergada Shirka Guddiga farmasamada shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ayaa ergada shirka u qeybiyey beelaha dega gobolada dhexe oo ah 11 beelood. Shir maanta ka dhacay xarunta Kafaalo ee magaalada Cadaado…
3 daqiiqo Bil Kadib Markii La Furey Shirkii Cadaado, Halkee Wax Marayaan ? Maanta oo ay taariikhda ku beegantahay 16-ka May , 2015-ka, qudha muddo hal bil ah ayaa laga joogaa markii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu furey shirka maamul u sameynta…