Malaaq Cali Malaaq Maxamed oo Lagu Duubay Deegaanka Ceel Cadde Sheeko:Dalka Maanta oo khamiis ah 28-5-2015 waxaa deegaanaka Ceel Cadde, gaar ahaan Mowlaca Dharkaynta ee Sheikh Cali Cabdulle ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu duubay Malaaqa cusub ee beesha Mataan Cabdulle.… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro : Booqashadii Madaxweyne Xasan ee Furumaha Dagaalka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqdey deegaanada Awdheegle iyo Mubaarak ee gobolka Shabeelada Hoose halkaasi oo ciidamada dowladda ay kula dagaalamayeen xooggaga Alshabaab. “Waan idin ku bogaadinayaa sida geesinimada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Cumar Carte “Waxaa Loo Baahanyahay Dib U Habeyn Maareynta Maaliyadda” Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay gudiga kormeerka Maareynta Maaliyada Dowladda oo ka kooban Wasiirka Maaliyadda, Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Xafiiska RW, Gudoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Yimid Muqdisho, Lana Kulmey Ra’isulwasaaraha Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha si diiran ugu soo dhaweeyey Raysal Wasaare Cumar Cabdi Rashiid, Raysal Wasaarihii hore Soomaaliya Cali Maxamed Geedi,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Qorsheynta oo Soo Bandhigtey Qiyaasta Tirakoobka Dadka Soomaaliya Ku Nool Wasaaradda qorsheynta qaranka oo kaashanaysa hey’adda tirakoobyada Qaramada midoobey ayaa soo bandhigtey qiyaasta tirakoobka dadka ku nool Soomaaliya. Goobtii warbixinta lagu soo bandhigayay waxaa joogey Ra’isulwasaare ku xigeenka Maxamed Cumar…
3 daqiiqo Muxuu Tarayaa Tirakoobka Lagu Sameeyey Dadka Soomaaliya Ku Nool ? Waa Imisa dadka ku nool Soomaaliya ? , tani waa su’aal ay adagtahay in si sahlan looga jawaabo, qofkii aad weeydiisidna wuxuu kuugu jawaabayaa “Ma anigaa tiriyey”. Laakiin wasaaradda qorsheynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiid Dagaal oo usoo Degey Maamulka Jubbaland (Sawirro) Gaadiid dagaal oo ay ka midyihiin kuwa gaashaaman, Cabdi Bileyaal iyo waliba gaadiidka waaweyn ee askarta lagu daabulo ayaa maanta u dagay maamulka Jubbaland. Saanadani ayaa waxa ay ka timid…
3 daqiiqo Tayo Dhawrista Badeecooyinka Soo Gala Soomaaliya, Waa Talaabo loo Baahnaa Shalay wasaaradda ganacsiga ayaa heshiis la saxiixatay shirkad Turki ah taasi oo qaban doonta hawl baarista iyo ogaanshaha tayada badeecada ganacsiga ee soo gasha dalka, gaar ahaan cuntada iyo dawada.…
2 daqiiqo Ma Daw Baa in Dadka Loo Dilo Gaadiidka Dowladda ee Dariiqa Maraya ? Afhayeenka wasaaradda amniga Maxamed Yuusuf ayaa qirey in ciidamada militariga Soomaaliya ay ahaayeen kuwii toogashada ku diley xildhibaan Yuusuf Dirir oo shalay u geeriyoodey dhaawac kasoo gaaray rasaas ay gaarigiisa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe”Xiriirka Ayaan u Jarayna Dowladda Federaalka Haddii Baarlamaanka Mooshinka U Codeeyo” Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa markii ugu horeysey ka Hadley moowqifkiisa ku aadan mooshinka yaala baarlamaanka federaalka ee lagaga soo horjeedo baarlamaanka Jubbaland. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn ka hadlay…