Turaanturooyinka uu La Kulmey Tirakoobka Soomaaliya Laga Soo Bilaabo 1975-tii Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Ogaalka tirada dhabta ah ee dadka dal leeyahay, aad bay muhiim ugu tahay dowlada dalwalba, maxaa yeelay waxaa u sahlanaanaysa qorshaynta kheyraadka iyo baahinta adeegyada bulshada sida caafimaadka, waxbarashada, daryeelka… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cirfo “Dagaaladii Galgaduud Waa Joogsadeen, 51 Qof Ayaana Geeriyootey” Guddoomiyaha gobolka Galgaduud ee dowladda federaalka Xuseen Cali Weheliye Cirfo ayaa sheegey in muddo 3 maalmood ah uusan dagaal ka dhicin gobolka Galgaduud, balse dagaalkii dhacay uu galaaftay dad badan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gaadiidka Badda oo u Digtey Markabka Qaxootiga Yemen Doonaya Maareeyaha wakaaladda hawlaha maraakiibta iyo gaadiidka badda ee wasaaradda ee wasaaradda gaadiidka dowladda federaalka Qaasim Axmed Cabdulle ayaa dadka ku hawlan soo daadgureynta qaxootiga Yemen oga digey badda oo kacsan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadaha Biyaha Sifeysan Sameeya oo Biyo ugu Yaboohay Qaxootiga Yemen Kulan ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa kasoo qeybgalay guddiga samatobixinta qaxootiga, qunsulka Soomaaliya ee Cadan iyo shirkadaha soo saara biyaha sifeysan, waxaana looga hadlayay sidii shirkadahani ay oga qeybqaadan lahaayeen…
2 daqiiqo Boogtii Berbera Waa La Dhayay! Markii dhawaan maamulka Somaliland uu dekada Berbera ka celiyey markab ay saarnaayeen qaxooti Soomaali ah oo kasoo qaxay dalka Yemen waxaa ka dhashay carro weyn iyo eedeymo culus oo loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tirakoob Muujinaya in Soomaalida ku nool magaalada Sioux Falls , Mareykanka kun iyo lix boqol oo qof Sida uu qorey wargeys Urgus Leader ee kasoo baxa dalka Maraykanka, tirakoob la sameeyey ayaa muujinaya in Soomaalida ku nool magaalada Sioux Falls (Suu Foolis) ee gobolka South Dekota ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Jabuuti oo Yeelanaysa Shirkad Duulimaad Markii ugu horeysey taariikhda, dowladda Jabuuti ayaa yeelanaysa shirkad duulimaad oo lagu magacaabo Jabuuti Air. Saraakiil u hadashay dowladda Jabuuti ayaa xaqiijiyey in sanadkani dhamaadkiisa ay shirkadda Jabuuti Air ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyraadka Shidaalka, Soomaaliya Qoondo Intee La’eg ayay Qaadanaysaa? Todobaadkan waxaa soo shaac baxay warar sheegaya in shirkadda shidaal baarista ee Soma Oil & Gas ee kal hore ay dowladda qandaraaska la saxiixatay in markale wax laga badalayo heshiiskii,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Marwada Madaxweynaha “Waalidiinta Carruurtooda Ha U Ogolaadeen in ay Galaan Imtixaamka Dowladda” Marwada madaxweynaha Soomaaliya Sahro Cumar Xasan oo maanta ka hadlay kulan looga hadlayay imtixaanaadka shahaadiga ah ee ay dowladda qaadayso ayaa waalidiinta Soomaaliyeed ka codsatay in ay carruurtooda u ogolaadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir oo Diidey Tirakoobka La Sameeyey War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Xuseen Muungaab ayaa lagu sheegey in tirakoobkii ay dhawaan soo saartay wasaaradda qorsheynta uu ahaa mid aanan sax ahayn, aanana ka…