Dowladda Ma Xajisan Kartaa Magaalo AMISOM La’aanteed? Waxaa magaalooyinka Awdheegle iyo Mubaarak ka dhacay dagaalo culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamada ururka Alshabaab, kuwaasi oo mar la wareegey gacan ku heynta magaalooyinkaasi ka hor… 2 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Caalamka Dublamaasiyadda iyo Dowladaha Carabta Shalay waxaa magaalada Muqdisho socdaan ku yimid wasiirka arrimaha dibada dalka Qatar Khaalid Binu Maxamed Al-Taani kaasi oo wadahadal la yeeshey wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya Dr. Cabdisalaan Hadliye iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dalka oo Qaabiley Ra’isulwasaaraha Qatar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Hassan Sheikh Mohamed oo ay wehlinayeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Omar Abdirashid Ali Sharmarke iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiiradda oo Go’aan Kasoo Saaray Shirkado Degen Garoonka Aadan Cadde Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, kulanka ayaa looga hadlay barlamaanka Jubaland, Qaxootiga Yemen, Tala…
3 daqiiqo Mooshinka Maamul Goboleedyada, Mushkilad Cusub oo Siyaasadeed Waxaa wali baarlamaanka federaalka horyaala mooshin lagaga soo horjeedo golaha wakiilada ee Jubbaland , kaasi oo aanan wali go’aan laga gaarin. Shalay waxa ay ahayd in wasiirka arrimaha gudaha Cabdiraxmaan…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sooyaalka Dhismaha iyo Khilaafka Baarlamaanka Jubbaland Dalka Soomaaliya waxa uu nidaamka federaalka ama daadajinta maamulka qaatay sanaddii 2004-tii xiligaasi, go’aankaasi oo kasoo baxay shirkii dib u heshiisiinta ee lagu qabtay dalka Kenya, laguna soo dhisey dowladda…
4 daqiiqo Qasnadda Dowladda oo Maran, Maxaa u Sabab ah Qarash La’aanta ? Shalay golaha wasiiradda waxaa la horgeeyey warbixin ka hadlay isdhimis weyn oo ku timid miisaaniyaddii 2015-ka kadib markii sida uu wasiirka maaliyadda Mudane Fargeeti uu sheegey in kaalmadii laga filayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha Canshuuraha Banaadir oo Tababar Loo Furey Waxaa tababar 10 maalmood soconaya loo furey illaa 70 ciidamada uruuriya canshuuraha ee ka tirsan booliska Soomaaliyeed, qeybtiisa gobolka Banaadir, waxaana la barayaa tabaha canshuuraha loo uruuriyo iyo qaabka loola…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey oo Ka Digtey in Alqaacidada Yemen ay Iman Karto Soomaaliya Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey Nicholas Kay oo ka hadlayay shir golaha amniga iyo nabadgalyada Afrika iyo Golaha Amniga ee Qaramada Midoobey ayaa sheegey in qalalaasaha ka taagan dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda oo Isku Raacdey Beeqaaminta Miisaaniyadda Shir ay yeesheen golaha wasiiradda ayaa la’isku raacay in la beeqaamiyo miisaaniyadda 2015-ka kadib markii la waayay dakhligii laga filayay banaanka, kaasi oo horey loogu talogalay markii la dajinayay miisaaniyadda.…