1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirkadda Diyaaradaha Jabuuti oo Biloowdey Duulimaadyadeeda Markii ugu horeysey waxaa duulimaad toos ah biloowdey shirkadda diyaaradaha Jabuuti oo dhawaan la asaasay, waxayna duulimaadyada ku biloowdeen kuwa xamuulka. Diyaarada oo musalaftey sanadkii 2002-dii ayaa duulimaadkii ugu horeeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey oo Musuq Ku Eedeysey SOMA Oil Kooxda kormeerka cunaqabataynta hubka Soomaaliya ee Qaramada Midoobey ayaa shirkadda shidaal barista ee Soomaaliya ee SOMA Oil and Gas ku eedeysey in ku kacday falal musuqmaasuq ah iyo laaluush ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaaliya oo Xafiisyo Ku Yeelanaya Gobolada Dalka Kulan maanta dhexmaray guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad la qaatay wafdi ka socda hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta mashaariicda ee UNDP, waxaa ku wehliyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Kenya oo Waraaqihiisa Ka Guddoomey Safiirka Cusub ee Soomaaliya Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta waraaqihiisa aqoonsiga ka guddoomey safiirka cusub ee Soomaaliya Jamaal Maxamed oo horey dowladda Soomaaliya ugu magacoowdey xilkaasi. Safiirka oo ku labisnaa dharka hiddaha iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nus Malyuun Doolar, Waa Lacagta Lagu Heysto SOMA Oil in Ay Laaluush u Bixisey Faahfaahintii ugu horeysey ayaa kasoo baxaysay dacwad musuqmaamusuq oo xafiiska dambiyada daran ee lacago isdabamarinta UK uu kusoo oogey shirkadda SOMA Oil and Gas ee qandaraaska la gashay dowladda Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada “Sharciga Been Xalaaleynta Lacagaha Waxa uu Halis Ku Yahay Shacabka” Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka oo aragtidooda ka dhiibtey sharciga been xalaaleynta lacagaha oo baarlamaanka la horkeeney ayaa sheegey in sharcigaasi uu halis ku yahay danta shacabka, maadaamaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Warfaafinta Baarlamaanka oo Diidey In Dib Loo Celiyo Sharciga Isgaarsiinta Guddiga warfaafinta iyo isgaarsiinta baarlamaanka ayaa diidey codsi kaga yimid qaar ka mid ah xildhibaanada oo ahaa in dib loo celiyo sharciga isgaarsiinta oo la horkeeney xildhibaanada si ay oga…
6 daqiiqo Sheeko:Aragti Hawraartayda Bandhigga Buugaagta Caalamiga ee Hargeysa ! Waxaa maalmahan magaalada Hargeysa ka socdey bandhigga buugaagta caalamiga, kaasi oo socda sanadkii sideedaad oo xiriir ah, waxaa lagu sheegaa in uu yahay kan ugu weyn ee Bariga Africa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Ku Xigeenka Koowaad iyo Kan Labaad ee Booliska oo La Magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa digreeto xafiiskiisa kasoo baxday ku magacaabay taliye ku xigeenka koowaad iyo kan labaad ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Xaflad lagu shaaciyey magacaabista ayaa waxaa goobjoog…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Heshiiskii Maalgashiga Beeraha ee Masar iyo Soomaaliya oo Hiiraan Laga Fulinayo Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan gaaray wafti balaaran oo ka socda dowladda Masar oo uu hoggaaminayo qunsulka guud ee Masar u fadhiya Soomaaliya Cali Bashiir Dhaaxa , kana…