7 daqiiqo Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bisha Luuliyo 2015 Waa markale iyo qormadeenii billaha ahayd ee aan ku tirakoobeyney dadka sida sharci darada ah loogu diley gudaha Soomaaliya, waxaanan qoraalkani kusoo bandhigeynaa inta soo gaartay Goobjoog News. Waxaa jira…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Carwada Buugaagta Caalamiga oo Maalintii Labaad Ka Socota Hargeysa Sanadkii sideedaad ayaa waxaa la qabanayaa Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa, waxaana sanadkani wax soosaarkooda maskaxeed kusoo bandhigayo wax ka badan 100 qof oo qorayaal iyo farshaxaniistayaal isugu jira.…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Jubbaland Qof Kasta oo Muwaadhin Ah Madaxweyne Waa Isu Soo Sharixi Karaa Guddoomiyaha baarlamaanka Jubbaland Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo shalay ka hadlayay shirkii ansixinta dastuurka ee Kismaayo lagu qabtay ayaa sheegey in doorashada madaxtinimada ay dhacayso 15-ka bishan Agoosto. “Waxaan ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalka Shiinaha oo Aas Qaran Looga Sameeyey Sargaal Looga Diley Weerarkii Jazeera Hotel Dalka Shiinaha waxaa aas qaran loo sameeyey sargaalkii xagga ammaanka ee ka mid ahaa dadkii ku geeriyoodey weerarkii isqarxin ee lagu qaaday Hoteel Jazeera 26-dii Bishii Luuliyo, 2015. Meydka ninkaasi…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiigsiga Aanan La Gaareynin iyo Hirashada 2036-da Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho kusoo gabogaboobey shirka Hiigsiga Cusub kaasi oo laga soo saaray qodobo badan, la’iskuna afgartay. Kadib 2 maalmood oo la shirsanaa, 120 ergo oo isugu jira kuwa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda : Sanadkani Dhamaadkiisa Waxaan Gaari Doonaa Isku Filnaansho Dhaqaale War kasoo baxay dowladda federaalka ayaa lagu sheegey in sanadkani dhamaadkiisa ay dowladda gaari doonto isku filnaansho dhaqaale. Akhris Warkan oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda ayaa 28kii July…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ingiriiska oo Dacwad Musuqmaasuq Kusoo Oogey Soma Oil & Gas iyo Dowladda Soomaaliya oo ka Hadashay Xafiiska baarista dambiyada halista ah ee dalka Ingiriiska ayaa shaaciyey in la furey gal dacwadeed ka dhan ah shirkadda shidaalka ka baarta Soomaaliya ee Soma Oil and Gas ee laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Dastuurka Federaalka oo Ka Qeybgalaya Shirka Ansixinta Dastuurka Jubbaland Wasiirka dastuurka dowladda federaalka ayaa ka dagay magaalada Kismaayo halkaasi oo uu ka qeybgalayo shirka lagu ansixinayo dastuurka Jubbaland ee dhawaanta la qorey. Dastuurka ayaa waxaa ansixinaya illaa 300 ergo,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiyadda Siyaasadda oo Madaxda Dalka Ku Eedeeyey In ay Doonayaan Muddo Kororsi Qaar ka mid ah xisbiyadda siyaasadda ayaa shaki ka muujiyey damaca dhabta ah ee dowladda federaalka iyo madaxdeeda, waxayna sheegeen in ay doonayaan in ay mudada kororsadaan. Cabdiqaadir Maxamed Cusmaan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Saxafiyiinta Bariga Afrika oo Qabsoomey iyo Hoggaan La Doortey Shir aan Caadi ahayn oo ay isugu Yimaadeen Dalalka ku mideysan Ururka Suxufiyiinta Bariga Africa ee loo EAJA oo ay ka mid yihiin; Somalia, Djibouti, Uganda, Tanzania, Seychelles, Rwanda, Burundi,…