1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo War Murtiyeed Kasoo Saartay Sababta Ka Maqnaanshiyaheeda Shirka Hiigsiga Cusub Dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saartay war saxaafadeed 6 bog ka kooban oo ay kaga hadlayso sababta ay oga qeybgali weysey shirka hiigsiga cusub, iyada oo faahfaahisey dhamaan waxyaabaha ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 40 Qodob oo Kasoo Baxay Shirka Hiigsiga Cusub oo Maanta Muqdisho Kusoo Gabogaboobey Waxaa maanta lasoo gabogabeeyey shirkii labada maalmood ka socdey magaalada Muqdisho ee Hiigsiga cusub , waxaana shirka laga soo saaray illaa 40 qodob. Qodobada shirka kasoo baxay waxaa ka mid…
5 daqiiqo Sheeko:Aragti Ma Dhab Baa In Uu Geeriyooday Mulla Cumar, Hogaamiyaha Dalibaan? Inkasta oo ay beenisay xarakada daalibaan geerida Mulla Cumar, ayaa haddana mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Afqanistan iyo Sirdoonka Bakistaan waxay isku raacsan yihiin inuu geeriyooday Mulla Cumar, haddiise ay dhab…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka UN-ka oo Ka Walwalsan Kasoo Qeybgal La’aanta Madaxweynayaasha Puntlan iyo Jubbaland ee Shirka Hiigsiga Shirka maanta ka furmey magaalada Muqdisho ee looga hadlayo hiigsiga cusub iyo waxa ka qabsoomay ayaa waxaanan kasoo qeybgalin madaxweynayaasha maamulada Jubbaland Axmed Madoobe iyo Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay “Golaha Amniga Waxay Gaareen Qaraar ah In Aanan Mudada La Kororsan Karin” Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Kay ayaa shirka hiigsiga cusub ee maanta ka furmey Muqdisho ka sheegey in marka la gaaro 2016-ka aanan la aqbali doonin muddo kororsi. “Shalay…
5 daqiiqo Sheeko:Aragti Yaa Garab Taagan Xaliimo Yareey ? Tan iyo Markii Isniintii July 27, 2015-kii la doortay Xaliimo Yarey, Waxaa la isweydiinayaa sababta”Xaliimo Yarey” loogu doortay jagadan iyo xitaa Guddigan markii horaba?! Maxay ku muteysatay? ! Waa Kuma…
1 daqiiqo Sheeko:War Shir Lagu Ansixinayo Dastuur oo Bari Ka Furmaya Kismaayo Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socoto qabanqaabada shirweyne lagu ansixinayo dastuur loo qorey maamulka Jubbaland, kaasi oo lagu dhaqi doono maamulkaasi. Shirkani oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Cahdiga Cusub ee Muqdisho Ka Furmaya Waxaa Ka Qeybgalaya 120 Ergo Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Nicholas Kay, ayaa beri si wadajir ah u guddoomin doona shirkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Soo Bandhigtey Sawirka Ninka Lagu Tuhunsanyahay Weerarkii Hoteel Jazeera Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtey sawirka nin dhalinyaro ah oo la sheegey in uu ahaa qofkii geystey qarixii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday hoteel Jazeera 27-dii bishan July, 2015. Ninkani…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR MURTIYEED AY WADAJIR U SOO SAAREEN MADASHA MIDNIMADA IYO DIMOQRAADIYADA (MMD) IYO ISBAHAYSIGA QARANIMADA IYO DIMOQRAADIYADA (IQD) Iyadoo MADASHA MIDNIMADA IYO DIMOQRAADIYADU (MMD) tahay Madal iyo Dallad siyaasadeed oo ay ku bahoobeen Ururro Siyaasadeed, Siyaasiyiin iyo xubna ka tirsan Baarlamaanka Dawladda Federaalka Somalia oo ka wakiil ah…