1 daqiiqo Sheeko:War Qaraar ka soo baxay Guddoonka Baarlamaanka ee doorashada 2016-ka ka akhriso halkaan guddoonka baarlamaanka oo soo saaray go’aan wada jir ah oo ku saabsan doorashada 2016-ka, go’aankaan oo ka soo baxay xafiiska guddoonka baarlamaanka soomaaliya ayaa ka hadlaya go’aanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudaaharaad Looga Soo Horjeedo Qiimo Kororka Qaadka oo Ka Dhacay Gaalkacayo Boqolaal dad ah oo u badan dumarka qaadka ka faashleeya ama tafaariiqda u iibiya ayaa banaanbax ka dhigey bartamaha magaalada Gaalkacayo, iyaga oo cabasho ka qaba qaadka oo qimihiisa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:War Ra’isulwasaare Cumar “Doorasho ay Shacabka Codeeyaan Kama Dhici Karto Dalka 2016” Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirishiid Cali Sharma’arke ayaa maanta guddiga joogtada ee baarlamaanka u sheegey in aysan suurogal ahayn in dalka laga qabto doorasho shacabka ay codkooda dhiibtaan sanadka 2016-ka. Isaga…
7 daqiiqo Sheeko:Aragti Halyeygii Xalane ee naftiisa calanka u hurey iyo sida uu maanta xaal yahay ! Shalay ;wax kasta waxaan u hurnay wadanka wax kasta oo qaali ahna ku waynay , Maanta ;waxaan wax kasta u huraynaa sidii aan wadanka uga carari lahayn !, maxaa isbadalay?…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Galmudug oo Badalay Qodob Dastuurka ku Jirey, Madaxweynaha oo Soo Dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanka baarlamanka maamulka KMG ee Galmudug uu ku beddeley qodob ka mid ah dastuurkisa oo ku saabsanaa xadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Dhameystirka Hiigsiga oo Muqdisho Lagu Qabanayo Maalinta Bari Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegey in 29-ka bisha July, oo ku aaddan maalinta bari ah kaasi oo looga hadlayo dhameystirka hiigsiga 2016-ka. Shirkani oo ay ku balansanyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro : Dadkii ku Dhaawacmay Qarixii Hotel Jazeera Halkan waxaad ka daalacan kartaa qaar ka mid ah sawirada dadkii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay hoteel Jazeera ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo la geeyey isbitaalka Madiina.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suxufiyiin Ku Waxyeeloobey Qarixii Hoteel Jazeera Labo suxufi oo ka tirsan taleefishinka Universal ayay waxyeelo kasoo gaartay qarixii maanta ka dhacay Hoteel Jazeera, midkood ayaana ku dhintey, midna waa uu ku dhaawacmay. Maxamed Cabdikariim oo taleefishinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo Kismaayo Tababar Uga Furey 1350 Ciidanka Xoogga Dalka Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Kismaayo si rasmi ah daaha uga rogey hawlgelinta 1350 askari oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Qarxyada Hotel Jaziira Maanta waxaa qarax aad u weyn lala eegtey hoteelka caanka ah ee ee Jazeera , Goobjoog News waxa ay halkani idiinkugu soo gudbineynaa taxanaha weerarada lagu qaaday hoteelkani oo ah…